Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Allposts
  • Sheekh Abuu Muscab: Howlgalka Xarunta SYL Wuxuu Galay Saacaddii 15-aad.
  • Allposts
  • Warar

Sheekh Abuu Muscab: Howlgalka Xarunta SYL Wuxuu Galay Saacaddii 15-aad.

March 15, 2024

Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab oo ah afhayeenka ciidamada mujaahidiinta, ayaa goordhow xaqiijiyay in howlgalka Inghimaasiga ah ee ka socda dhismaha xarunta SYL ee magaalada Muqdisho oo ah dhisme kaabiga ku haya xarunta madaxtooyada kooxda Riddada Soomaaliya uu galay saacaddiisii 15-aad.

Qoraal kooban oo uu faafiyay xafiiska warfaafinta mujaahidiinta Al-shabaab ayuu sidoo kale afhayeenka ciidamada Sh Cabdicasiis ku xaqiijiyay in uu jiro khasaare badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay howlgalka ay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen dhismaha SYL, kuwaas oo gaaray masuuliyiintii iyo saraakiishii Riddada ee weerarka lagu beegsaday.

Qoraalka Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa u qornaa sidan:” Hawlgalkii ay ciidamada Mujaahidiintu xalay fiidkii ka billaabeen xarunta cadawga ee kaabiga ku haysa madaxtooyada ridada ee magaalada Muqdisho waxaa uu galay saacaddii shan iyo tobnaad. Waxaa jira khasaare badan oo dhimasho iyo dhaawac iskugu jira oo cadawga ka soo gaaray hawlgalka. Faahfaahinta dib ayaan ka soo gudbin doonaa insha’Allah”

Sheekh Cabdicaziiz Abu Muscab, afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Inghimaasi Usaama Oo Saaka Xarunta SYL Muslimiinta Uga Soo Dhex Bishaareeyay.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-09-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1448 Hijri.

August 29, 2026
82 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.
  • Allposts
  • Warar

82 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.

August 29, 2026
Daawo Muuqaalka Weerar Lagu Beegsaday Maleeshiyo Ku Sugnaa Duleedka Teedaan.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerar Lagu Beegsaday Maleeshiyo Ku Sugnaa Duleedka Teedaan.

August 29, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada