Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sheekh Mustafa C/llaahi Oo Lagu Dilay Magaalada Al-geydah.
  • Allposts
  • Warar

Sheekh Mustafa C/llaahi Oo Lagu Dilay Magaalada Al-geydah.

November 19, 2017

Kooxo hubeysan ayaa magaalada Al-geyda ee gobolka Al-Muhra ee dhaca bariga dalka Yaman waxay ku toogteen imaamkii Masjidka magaaladaas oo lagu magacaabo Sheykh Mustafaa Cabdullaahi Al-Dhayib.

Gelinkii dambe ee shalay ayaa rag hubeysan waxay dhowr xabadood ku dhufteen wadaadka, taas oo keentay in durba uu halkaas ku quur baxo.

Beegsiga A’imada Masaajida ayaa kusoo badanayo dalka Yaman tan iyo sanadkii 2014, waxaana bishii Octobar oo kaliya magaalada Cadan ee koonfurta Yaman lagu iqtiyaalay 3 Imaam.

Dowladda Imaaraatka ayaa lagu eedayaa iney aalaaba disho culimada iyo mashaa’ikhda kasoo horjeeda siyaasadeeda, waxaana ay sooo shaac bixineysaa culimo ay iyadu wadato, kuwaas oo la dhacsan siyaasadda dowladda Imaaraatka.

Waxay dowladan Koonfurta Yaman ka sameystay xabsiyo waaweyn oo ay ku tacdiibiso dadka Muslimiinta, iyadoona dhowrjeer hay’adaha sheegta xuquuqda Insaanka ay soo saareen warbixinno banaanka soo dhigaya wejiga foolxumada badan ee Imaaraatka.

Dowladda Imaaraatka ayaa saameyn waxay ku leedahay dalka Soomaaliya, iyadoona magaalada Muqdisho ay ka joogaan ciidamo iyada u shaqeeya, waxaana ay la wareegtay dekado badan oo ay ku jirto mida Berbera iyo Boosaaso.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Juffooyin Ku Abtirsada Beesha Ceyr Oo Diyo Kala Qaatay.
Next: Askarta Puntland Oo Qof Shacab Ah Toogasho Ku Dilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Dulxijah-1447-Hijri

June 7, 2026
Maleeshiyo Kala Taabacsan Mucaaradka Iyo Gurguurte Oo Ku Dagaallamay Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Kala Taabacsan Mucaaradka Iyo Gurguurte Oo Ku Dagaallamay Duleedka Muqdisho.

June 7, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 21-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 21-12-1447-Hijri.

June 7, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada