Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Siyaasi Sharaxaad Ka Bixiyay Qorshaha Ku Hoos Duugan Socdaalkii Abiy Axmed Ee Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Siyaasi Sharaxaad Ka Bixiyay Qorshaha Ku Hoos Duugan Socdaalkii Abiy Axmed Ee Muqdisho.

March 9, 2025

Mid ka mida Siyaasiyiinta Soomaalida ah ayaa sheegay in Murtad Xasan Gurguurte iyo kooxdiisu ay haatan u xuub-siibteen mooryaannimo tii ugu liidatay, isla markaana dhac, boob iyo barakicin baahsan ay ku hayaan ummadda Soomaaliyeed.

Siyaasi Idiris Xasan Faarax ayaa xusay in dalka Soomaaliya aanu ka jirin ciidan tayo leh, balse booskoodii ay haatan buuxiyeen maleeshiyaad burcad ah oo kabo-qaad u ah gaallada dalka ku soo duushay.

Murtad Xasan Gurguurte ayuu sheegay inuu haatan u ban-baxay mooryaannimo, isbaarooyinna uu dhigtay magaallada Muqdisho. Musuqmaasuqiisana uu marayo heerkii ugu xumaa ee abid uu gaaro.

Waxa uu sheegay in darajooyinka ciidannimo ay yihiin kuwo beec ah, sidoo kalena xilalka iyo kuraastuna ay kooto ugu xiran yihiin ciddii gadan karta. Isagoo sida uu doono ugu takrifayala ayuu yiri hantida ummadda Soomaaliyeed oo uu ka dhigtay xaraash iyo xoolo jaban.

Musuq-maasuqa eexda iyo qabyaalada ayuu siyaasigu sheegay inay xarkaha goosteen gudaha kooxda ridada Soomaalia, la iskuna cayrsanaayo hab qabiilaysan oo horseed uu ka yahay Xasan Gurguurte. Isagoo geesta kalena carabaabay barakicinta uu ku hayo dadka masaakiinta ah iyo burburinta masaajidda ee magaallada Muqdisho.

Siyaasi Idiris Xasan ayaa sidoo kale soo hadal-qaaday khilaafka ka dhex aloosan Xasan Gurguurte iyo Axmed-madoobe oo uu sheegay in labadoodu aanu jirin farqi u dhexeeya iyo weliba awood uu midiba midka kale ugu hanjabi karo, maadaama ayuu yiri ay labadooduba go’doon ugu jiraan Mujaahidiinta Xarakada Al-Shabaab.

Geesta kalena waxa uu siyaasigani ka dhawaajiyey in caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ay haatan qarka u saaran tahay in gabi ahaanba ay gacanta ku dhigaan Mujaahidiinta Al-Shabaab, maadaama dhawaanba ay har cad ay la wareegeen magaallada Balcad oo wax yar u jirta caasimadda, haatanna kuba dhow ayuu yiri inay noqoto xaafad ka mida magaallada Xamar.

Waxuu ayaan-darro iyo wax laga xumaado ku tilmaamay soo dhawayntii gaal Abiy Axmed ee magaalada Muqdisho iyo waliba wiilkii dhalinyarada ahaa ee maleeshiyaadka ilaalada murtad Xasan Gurguurte ay ugu toogteen xeebta Liido ilaalinta amniga Abiy Axmad dartiis.

Eng Idiris Xasan Faarax ayaa tooshka ku ifiyey dhacdo farriin gudbinaysa oo ummadda Soomaaliyeed fool-xumo weyn ku ah oo maalintaasi kasoo muuqatay sawirradii ay Xeebta Liido ku wada-galeen Gaal Abiy Axmed iyo Murtad Xasan Gurguurte.

Socdaalkii Abiy Axmed uu ku tagay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho oo qayb ka ahaa damaca gurracan ee ay xabadhidu ku doonayso biyaha Soomaaliya, ayaa kusoo beegmay xilli ciidamada mujaahidiintu weerar cagmarin ah ku qabsadeen degmada Balcad, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu duqeeyeen garoonka Muqdisho xilli uu halkaas kasoo degayay Abiy Axmed.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-09-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-09-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada