Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Suudaan Oo Ku Dhawaaqday Inay Xiriirkii Diblumaasiyadeed U Jartay Imaaraadka.
  • Allposts
  • Warar

Suudaan Oo Ku Dhawaaqday Inay Xiriirkii Diblumaasiyadeed U Jartay Imaaraadka.

May 7, 2025

Dowladda dabadhilifka Suudaan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaday inay jartay cilaaqaadkii kala dhaxeeyay dowladda Imaaraadka Carabta, kaddib markii ay u jeedisay eedaymo la xiriira hurinta colaadda dalkeeda ka socota.

Wasiirka gaashaandhiga ee Suudaan ninka lagu magacaabo Yasiin Ibraahiim, ayaa sheegay in shir degdeg ah oo ay yeesheen golaha Amaanka iyo difaaca dalkiisa lagu go’aamiyay in Imaaraadka Carabta loogu aqoonsado inuu yahay dal cadow ku ah Suudaan, lana jaro xiriirka diblomaasiyadeed ee kala dhaxeeyay.

Waxuu sidoo kale ku dhawaaqay in la go’aamiyay in lasoo celiyo safaaradda iyo sidoo kale qunsuliyadda guud ee Suudaan ku lahayd dalka isku tagga Imaaraadka Carabta, taasi oo ka dhigan in si rasmi ah u go’ay xiriirka ka dhaxeeyay labada dhinac.

Wasiirka difaaca dowladda Riddada Suudaan ayaa tilmaamay in Suudaan ay xaq u leedahay inay si buuxda uga jawaabto gardarrada Imaaraadka si buu yiri ay u ilaaliso madaxbannaanideeda, midnimadeeda dhulkeeda iyo sidoo kale badbaadinta shacabkeeda.

Wuxuu tilmaamay in markii dowlada Imaaraadku xaqiiqsatay in la jabiyay wakiiladeeda gudaha oo uu ula jeedo RSF ay Abuu Dubaay sare usii qaaday taageeradeedii millatari ee ay siin jirtay maleeshiyadaasi, si toos ahna ay ugu deeqday hub casri ah, kaasi oo uu sheegay inay Dacmu-sariic ku beegsadeen Kaydadka shidaalka iyo gaaska ee magaalada dekadda leh ee Port-Suudaan, dekedda iyo garoonka diyaaradaha magaaladaasi, xarumaha korontada iyo sidoo kale Hoteello ku yaalla magaaladaasi.

Go’aanka cilaaqaadka loogu jaray dowladda Riddada Imaaraadka Carabta ee kasoo baxay dowladda uu hoggaamiyo Al-burhaan ayaa kusoo beegmaya xilli magaalada Port-Suudaan ee dhacda xeebta Badda Cas ee Suudaan ay 3-dii maalmood ee lasoo dhaafay martigelinaysay weerarro xiriir ah, kuwaas oo ay fulinayeen diyaarado nooca aan duuliyaha lahayn, laguna beegsaday saldhig ciidanka cirka ah, saldhig badda ah, xarumo shidaal, deked, xarun koronto iyo dhisme hotel.

Imaaraadka ayaa duullaan qas iyo fowdo ka wado dalal ay ka mid ah yihiin Somalia, Yeman iyo Sudan, wuxuuna dal walba ka dhistay maleeshiyo isaga hoostaga oo uu danihiisa ku fushto, Yeman oo kale waxaa uga dhisan maleeshiyo lagu magacaabo Xizaamul Amni oo u qaabilsan la dagaallanka dadka muslimiinta ah, halka dalkeenna muslimka ah ee Soomaaliyana uu ka dhistay maleeshiyo uu ku dhibaateeyo dadka muslimiinta, kuwaas oo ay ka mid yihiin kuwa loogu yeero Boolis Millataaro ee ku sugan magaalada Muqdisho iyo kuwa Pmpf ee ka howlgala deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Riddada Puntland, gaar ahaana fadhigoodu yahay Boosaaso, halla Suudaana uu ka howlgeliyay maleeshiyada fallaagada ah ee RSF ee xasuuqa ku haya shacabka reer Suudaan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -09-11-1446-Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada