Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Tahriibeyaal Soomaali Ku Jiraan Oo Doonyo Kula Dhacday Badweynta Mediterranean-ka.
  • Allposts
  • Warar

Tahriibeyaal Soomaali Ku Jiraan Oo Doonyo Kula Dhacday Badweynta Mediterranean-ka.

August 14, 2025

Ugu yaraan 26 qof ayaa lagu soo warramayaa inay dhinteen kadib markii labo doonyood ay ku degeen Arbacadii shalay jasiiradda Lampedusa ee koonfurta dalka Talyaaniga.

Wararka ayaa intaas ku daraya in ay jiraan tahriibeyaal kale oo la la’yahay, kuwaas oo ilaa hadda raq iyo ruux toona aan laga hayn sida ay sheegtay hey’ad ka tirsan ururka gaallada ee Qaramada Midoobay.

Doonyahan oo sida la sheegay ay ku safrayeen tahriibeyaal ku dhow 95 qof ayaa waxaa badbaaday 60 qof sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta jasiiradda Lampedusa.

Sida ay xogtu tibaaxayso waxaa socda baadi-goobka ku dhawaad toban qof oo weli la la’yahay, iyadoo afhayeen u hadlay hey’ad-gaalleedda IOM uu sheegay in laga cabsi-qabo in dadka dhintay ay tiradoodu gaarayso 35 qof.

Tahriibeyaashan oo sida la sheegay aroornimadii hore ee arbacadii shalay ka ambabaxay caasimadda Daraabulis ee dalka Liibiya, ayaa la sheegay inay kasoo kala jeedeen waddamada Soomaaliya, Sudan iyo Pakistan. Waxaana lasoo werinayaa in dadka dhintay ay ku jirtay ilmo yar oo gabar ah oo da’deeda lagu qiyaasay hal sano jir.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-02-1447 Hijri.
Next: Dhagayso Barnaamijka Andalus Podcast Oo Lagu Waraystay Sheekh Cabdil Ilaah.

Related Stories

Maamulka Deni Oo Go’aan Kasoo Saaray Maleeshiyo Kooxda Gurguurte Ka Abaabulayso Gudaha Degaannadeeda.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Go’aan Kasoo Saaray Maleeshiyo Kooxda Gurguurte Ka Abaabulayso Gudaha Degaannadeeda.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Dulxijah-1447-Hijri

June 11, 2026
Ciidanka Itoobiya Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Weeraray Baay, Sh/hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Itoobiya Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Weeraray Baay, Sh/hoose Iyo Gedo.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada