Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliska Shisheeyaha Oo Xaqiijiyay In Kun Askari Oo Ciidamadeeda Ah Laga Saaray Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Taliska Shisheeyaha Oo Xaqiijiyay In Kun Askari Oo Ciidamadeeda Ah Laga Saaray Soomaaliya.

January 1, 2018

Hogaanka ciidamada Kufaarta Afrikaanta ee duulaanka ku jooga Wilaayaatka dalka Soomaaliya ayaa sheegay iney boqolaal ka tirsan askartooda kala baxeen Soomaaliya.

Taliska ciidamada AMISOM ayaa shaaca ka qaaday in ay hir galiyeen ballan qaadkoodii ahaa in ay dabayaaqada sannadkan maanta ku eg iyo bilowga sanadda 2018 ay Soomaaliya ka duulin doonaan in ka badan kun askari oo ciidamadooda ah.

Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaadday in tirada ciidamadii kaga soo aaday bixitaanka ay u dhoofiyeen dalkooda halkaas oo ay eheladooda si farxad leh ugu soo dhaweeyeen.

Richard Karemire oo ah sarkaal afhayeen ah oo u hadlay askarta Uganda ayaa yiri: “Ballan qaadkii Amisom ee ahaa in 1000 Askari ee ugu horreysa AMISOM ay ka bixi doonaan Soomaaliya ugu dambeyn 31da December oo ku beegan shalay oo Axad aheyd uguna dambeysa 2017ka la hir galiyay”.

Francisco Madeira oo isna ah madaxa howlgalka AMISOM ayaa bishii la soo dhaafay sheegay in ciidamada ka jooga Soomaaliya laga dhimayo 1000 Askari kuwaasoo ugu dambeyn baxaya maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 31 December 2017.

Qorshuhu waxa uu yahay in 1000 Askari oo kale laga saaro Soomaaliya marka la gaaro 31 bisha May ee soo socota, habkaasi tartiibka ah ayayna ciidamadooda uga saari doonaan illaa laga gaarayo sannadka 2020.

Dalka Soomaaliya waxaa kusoo duulay ciidamo badan oo ka socda dowlado kala duwan kuwaasoo u yimid iney xaqiijiyaan ahdaafta ay ka leeyihiin wadankan ay dadkiisu Muslimiinta yihiin, kheyraadkana uu iska dhex ceegaago.

Askarta Afrikaanta ah ayaa waxay sheegaan iney Soomaaliya ka joogaan 22,000 oo Askari oo ka kala socda dalalka: Uganda, Burundi, Kenya, Ethiopia iyo Djibouti. Laakin waxaa xusid mudan in Itoobiya kaligeed ay dalka ka joogaan in ka badan toban kun oo askari.

Intaa waxa dheer ciidamada caddaanka ah ee ka socda Mareykanka, Ingiriiska, shirkadaha calooshood u shaqeystayaasha, Turkiga iyo Askarta Boliska ee ka socda wadamada Ghana, Nigeria, Zambia iyo kuwo kale.

Dowladda Uganda oo ay Soomaaliya ka joogeen ka joogeen 6000 oo Askari ayaa waxay sheegtay in ay hadda la bexeen 281 Askari oo ka mid ah 6000 ee Askari.

Isku soo wada duuboo bixitaanka ciidamada AMISOM ayaa kusoo aaday iyadoo uu duullaankoodu 10 jirsaday islamarkaana ku fashilmay iney xaqiijiyaan hadafka dalka loo keenay oo ahaa iney wiiqaan awooda Al-Shabaab, Soomaaliya oo dhanna ay qabsadaan, waxaana arrimahaasi Allaah kadib u sabab ah dagaalka dhiig baxa ah ee ay sida joogtada ah ugala kulmayaan dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Kuuriyada Waqooyi Oo U Hanjabtay Mareykanka.
Next: Isbaheysiga Sacuudiga Hor Kacayo Oo Markale Xasuuq Ka Geystay Yemen.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada