Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii Ugu Dambeeyay Afgambiga Ka Socda Dalka Zimbabwe.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Afgambiga Ka Socda Dalka Zimbabwe.

November 15, 2017
Kumanaan katirsan ciidanka melleteriga wadanka Zimbabwe ayaa la wareegay gacan ku heynta magaalada caasimadda ah ee Harare waxayna ku hanjabeen in ay xilka ka tuurayaan madaxweynaha talada haya.

Taliyaha ugu sarreeya ciidanka melleteriga Zimbabwe ayaa la sheegay in muddo 24 saacadood ah uu uqabtay  madaxweyne Ropert Mugabi in uu wadanka uga baxo sidaas waxaa sheegay kooxaha mucaaradka dibad joogga ah.

Gaadiid gaashaaman oo ciidanka melleterigu ay wataan ayaa lagu arkayaa waddooyinka magaalada caasimadda ah, Mugabi ayaa talada qabtay sanadii 1987 waana madaxweynaha ugu da’da weyn caalamka.

Xisbiga talada haya ee Zanu-PF ayaa la sheegay in uu khilaaf xooggan u dhaxeeyo taasi oo keentay in saraakiisha xisbiga ee melleteriga katirsan ay dhaq dhaqaaqyo sameeyaan ayna ku hanjabaan in ay madaxweynaha talada ka tuurayaan.

Magaalada Haraari ee caasimadda wadanka Zambabwe waxaa ka dhacay aroornimadii hore ee saaka 3 Qarax oo waaweyn, kuwaas oo aan la ogeyn waxay yihiin, iyo goobaha ay ka dheceen.

Wadooyinka magaalada waxaa lagu arkayaa ciidamada milliteriga oo aad u farabadan, kuwaas oo wata gawaarida dagaalka ee Taangiyadu ku jiraan, islamarkaana koox koox u taagan dhamaan wadooyinka mara magaalada Haraari ee caasimadda wadanka Zambabwe.

Ciidamada Milleterigu waxay la wareegeen xarunta Idaacadda iyo Tvga dowladda, waxaana loo badinayaa in ciidamadu ay Afgembi doonayaan.

Dowlada Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa muwaadiniintooda ku sugan halkaas ugu baaqay iney Taxadaraan, islamarkaana aysan kasoo bixin guryaha iyo goobaha ay joogaan.

Maraykanka wuxuu ugu baaqay dhinacyada isku haya dalkaas iney heshiis gaaraan, waxaana macquul ah in dowladaas ay wax badan ka ogtahay waxa soconaya.

Madaxweyne Mugabe wuxuu sheegay in Taliyaha Ciidankiisa uu ku kacay khiyaano qaran, waxaana guriga uu ku jiro ku hareereysan ciidamo aad u farabadan.

Saraakiisha Milatari ee horkaceysa Afgambigan ayaa muddo 24 saac ah u qabtay in madaxweyne Ropert Mugabi dalka uga baxo.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga 5-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.
Next: Inka Badan 10 Askari Oo AMISOM Looga Dilay Sh/hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026
Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada