Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026

Madaxweynaha dowladda Saliibiyadda Maraykanka Gaal Donald Trump ayaa saacado ka hor ku dhawaaqay in la kordhiyay xabbad-joojinta ilaa ay Iiraan ka soo bandhigayso ayuu yiri soo jeedinteeda isla markaana la dhammaystirayo wada-hadallada.

Trump waxa uu caddeeyay inuu faray ciidamada qalabka sida ee Maraykanka inay sii wadaan go’doominta isla markaana ay ku jiraan heegan buuxa, isagoo sheegay in go’aankani uu yimid sababo la xiriira waxa uu ku tilmaamay kala qaybsanaan xooggan oo ka jirta gudaha Iiraan, iyo sidoo kale codsi ka yimid dhexdhexaadiyaha Pakistan oo ku baaqay ayuu yiri, in dib loo dhigo weerar kasta oo ka dhan ah Iiraan.

Dhanka kale, la-taliyaha guddoomiyaha baarlamaanka Iiraan ayaa sheegay in kordhinta xabbad-joojinta ee Trump “aysan lahayn wax macno ah”, isagoo adkeeyay in dhinaca laga adkaaday uusan shuruudo ku soo rogi karin dhinacii adkaaday.

Waxa uu intaas ku daray in sii wadidda go’doomintu ay la mid tahay duqayn isla markaana ay u baahan tahay jawaab militari, isagoo xusay in waqtigan hadda la joogo loo baahan yahay Iiraan inay gacanta ku dhigto majaraha dagaalka.

Arrintan ayaa imanaysa kadib markii madaxweyne-ku-xigeenka Maraykanka uu baajiyay safar uu ku tegi lahaa Pakistan, halka Iiraan ay shuruud uga dhigtay qabsoomidda wada-hadallada, in marka hore la joojiyo siyaasadda isugu jirta cadaadiska iyo hanjabaadaha ee ay waddo Washington.

Wakaaladda Wararka Tasnim, oo xiriir la leh Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran ayaa ka soo xigatay ilo-wareedyo sheegaya in Tehran ay si buuxda ugu diyaarsan tahay suurtagalnimada dib u bilaabashada dagaalka, isla markaana ay haysato qorshayaal cusub oo ku saabsan wareegga xiga ee dagaalka.

Waxa kale oo la sheegay in Iiraan ay toddobaadyadii la soo dhaafay filaysay suuragalnimada dagaalka oo dib u qarxa, qaybo ka mida qalabkeeda millateriga ay u rartay goobo muhiim ah, isla markaana ay soo sahansantay bartilmaameedyo cusub oo ay doonayso in ay beegsato.

Sidoo kale warbaahinta Tasnim waxay sheegtay in sii wadidda xannibaadda badda ay ka dhigan tahay sii socoshada colaadda. Iyadoo intaas ku dartay in muddada go’doomintu ay sii jirto, ay sidoo kale Iiraan sii laba-jibbaari doonto xayiraadda marin-biyoodka Hormuz. Waxa kale oo Tasmin ay ku dhawaaqday in sidoo kale Iran ay diyaar u tahay in xoog ay ku jebiso go’doominta Maraykanka.

Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa habeennimadii xalay bartamaha magaalooyin ay ka mid yihiin Tehran, Shiraz, Tabriz iyo Zanjan kusoo bandhigeen gantaallada riddada dheer ee Plastic-ka, xilli ay socdeen isu soo baxyo waaweyn oo lagu taageerayo xukuumadda Iiraan.

Hadalada Trump ee dagaalka la xiriira ayaa marar badan isa soo bed-bedelayay. Laba toddobaad ka hor ayuu hanjabaad culus oo aflagaado ku jirto u jeediyay Iiraan, halka haddana dhowr jeer oo kale uu muujiyay inuu doonayo in la joojiyo colaadda iyo hubanti la’aanta suuqyada.

Ku dhawaaqistiisa cusub ee soo yeertay saacado ka hor, ayuu Trump mar kale kaga laabtay hanjabaado uu maalmahan u dambeeyey jeedinayay, isagoo sheegaya in haddii xabad-joojintu dhammaato, heshiis-na la gaari waayo uu duqeymo culus ku bilaabi doono xarumaha korontada iyo buundooyinka Iiraan.

Saacado ka hor ku dhawaaqistiisa, saliibigan horjoogaha ka ah Maraykanka Donald Trump ayaa goodinaayay, isagoo u sheegay telefishinka CNBC inuusan jeclayn inuu sii wado xabbad-joojinta ku-meel-gaarka ah, isagoo carrabka ku adkeeyey in ciidanka Mareykanka ay diyaar u yihiin dagaal.

Si kastaba ha ahaatee, xabbad-joojintan u dambaysay ee uu ku dhawaaqay ayaa ah mid dhinaciisa oo kaliya ku kooban, iyadoo falanqeeyayaashu ay laba-boglaynta Trump ku sifeeyeen mid muujinaysa in xaalku uu ku xun yahay maamulka saliibiga ah ee Washington.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada