Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Itoobiya
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Itoobiya

November 5, 2020

Iska hor’imaadyo culus ayaa wali ka socda deegaanno katirsan wadanka Itoobiya oo ay isku dilayaan ciidamo kawada tirsan Xabashida balse kala qeybsamay.

Wararka ka imaanaya gobolka Tigray ayaa sheegaya in dagaallo culus ay shalay gelinkii dambe illaa iyo xalay ka socdeen deegaannada kaabiga ku hayo xadka ay wadaagaan Amxaarada iyo Tigreega.

Isgaarsiinta taleefanada iyo Internetka oo go’an ayaa sababay in aan xog badan laga helin hardanka dagaal ee wadanka ka socda balse warar shaxiix ah oo ay soo gudbiyeen wariyaal ayaa sheegaya in dagaal culus uu shalay ka dhacay saldhig ay ciidamada Federaaliga Xabashida Itoobiya ay ku lahaayeen gobolka Tigray waxaana jira khasaare lixaad leh oo ciidamada dowlada lagaarsiiyay.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in tobanaan gaadiidka gaashaaman ah laga gubay meleteriga Itoobiya, duqeymo aan kala joogsi laheyn ayay diyaaradaha dowladda ku hayaan dhowr magaalo oo katirsan gobolka Tigray.

Diblumaasi hore uga tirsanaa wasaaradda arrimaha dibadad Mareykanka ayaa sheegay in Itoobiya ay lugaha lagashay dagaal ahli ah oo sababi kara kala daadasho maamul.

Payton Knopf oo wareysi siinayay wakaaladda wararka AP ayaa ka shanqariyay in Itoobiya ay burburi doonto haddii uu sii socdo dagaalka gobolka Tigray.

Saraakiisha maamulka Tigreega ayaa warbaahinta afkooda ku hadasha ka sheegaya in xaaladdu caadi tahay islamarkaana ay dagaalladu ka socdeen deegaanno ku dhow xadka ay laleeyihiin ismaamulka Amxaarada.

Dhinaca kale inta badan maamul goboleedyada hoos taga xukuumadda Addi Ababa ayaa ku dhawaaqay in ay taageersanyihiin howlgalka ka dhanka ah ismaamulka Tigray ee shalay uu iclaamiyay Abiy Axmed.

Bayaanno ay soo saareen ismaamullada Oromia, Amxaarada, Soomaaligalbeed,Cafarta iyo Beshanguul ayay ku sheegteen in ay isbarbar taagayaan duullaanka ciidamada Federaaliga ah ay ku qaadeen dhulka ay maamusho jabhadda TPLF oo muddo 27 sana ah wadankaas maamulaysay.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaalka Itoobiya Oo Sii Xoogeystay Iyo Abay Axmed Oo Gaadiid Laga Qabsaday.
Next: Sarkaal Ka Tirsan Puntland Oo La Dilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada