Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wargeys Itoobiyaan Ah Oo Sheegay In Mujaahidiinta Al-Shabaab Ay La Wareegayaan Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Wargeys Itoobiyaan Ah Oo Sheegay In Mujaahidiinta Al-Shabaab Ay La Wareegayaan Muqdisho.

March 22, 2025

Wargeyska Addis Standard oo ka mida warbaahinta ugu afka dheer dalka Itoobiya ayaa Jimcihii shalay baahiyey qormo uu kaga hadlayo horumarka ballaaran ee mujaahidiintu ay ku tallaabsadeen muddooyinkan u dambeeyey iyo waxa uu ka dhigan yahay.

Mujaahidiinta Xarakada Al-Shabaab waxay haatan ka guurayaan jabhadnimadii iyagoo u digo-roganaya dawladnimo, kadib markii ay ku tallaabsadeen ayuu yiri horumarro ballaaran oo ay kula wareegeen magaallooyin istaraatijiya, isla markaana ay kusii siqayaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Kooxda Riddada Soomaaliya oo horeba u ahayd ayuu yiri kuwo taag-daran, ayuu sheegay in awooddeedu ay sii wiiqmeyso, nidaamkoodiina uu sii burburayo, iyadoo waxa loogu yeero beesha caalamkuna ay isha ka fiirsanayso.

Waxa uu xusay in aan la iska indho-tiri karin isbedelka ifafaalihiisu muuqdo ee kusoo wajahan Soomaaliya, balse kuwa xilalka ka haya maamullada riddada ayuu sheegay inay u muuqdaan qaar aan kaba war hayn duufaanta soo socota.

Waxay sugeen ammaanka dhammaan magaallooyinkii ay la wareegeen, waxaanay ka fuliyaan shareecada Islaamka, iyagoo haatanna u dhiil-qaatay ayuu yiri dhanka magaallada Muqdisho oo ay doonayaan inay ka dhisaan dowlad Islaamiya.

Wuxuu carabaabay in awoodda sii kordhaysa ee mujaahidiintu ay werwer fara badan ku beertay dalalka Yurub iyo Maraykanka isla markaana dalalka Turkiga iyo Qadar ay iyaguna joojiyeen duullimaadyadii diyaaradahooda ee tagi jiray Muqdisho, kuwaas oo arkaaya ayuu yiri wax ay madaxda riddadu diidan yihiin inay qirtaan.

Imaatinkii Abiy Axmed ee magaallada Muqdisho oo lagu waday ayuu yiri inuu noqdo guul taariikhiya oo usoo hoyata Xabashida, ayaa fashilantay kadib markii mujaahidiintu ay hoobiyeyaal ku weerareen garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde xilli uu ka degayay R/wasaaraha Itoobiya. Taas oo sidoo kale bannaanka keentay habacsanaanta amni ee ku habsatay kooxda riddada Soomaaliya.

Isku-daygii dil ee maalmo ka hor uu sida dirqiga ah uga badbaaday Xasan Gurguurte kadib markii mujaahidiintu ay ku beegsadeen iridda madaxtooyada Villa Somaliya, ayuu sheegay in sidoo kale ay muujinayso awoodda sii kobceysa ee Xarakada Al-Shabaab iyo sidoo kale itaal-darrada iyo jaha-wareerka heysata kooxda Villa Somaliya.

Wargeyska Addis Standard qodobbadaas markuu kasoo sheekeeyey ayuu soo bandhigay waydiin tooshka ku ifinaysa fashilka dul-hoganaya kooxda riddada, waxaanu yiri “Haddii caasimadda Soomaaliya aysan xitaa ilaalin karin ammaanka madaxda riddada iyo madaxweyneyaasha soo booqda, sidee ayay isu ilaalin kartaa?.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Darsiga 19-aad Kitaabka Aadaabul-mucallimiin Iyo Sh Cazaam Abuu Yaxya.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -22-09-1446 Hijri.

Related Stories

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada