Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • WARSAXAAFADEED: Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabiis U Dhashay Kuuba.
  • Allposts
  • Warar

WARSAXAAFADEED: Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabiis U Dhashay Kuuba.

February 17, 2024

Diyaaradaha dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka ayaa duqayn dhanka cirka ah ku dilay labo maxbuus oo u dhashay wadanka Kuuba, kuwaas oo gacanta ugu jiray mujaahidiinta.

War Saxaafadeed kasoo baxay maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu yiri:

“Taariikhdu markii ay ahayd 5tii Shacbaan, 1445, oo waafaqsaneyd 15 kii Febraayo, 2024, Saliibiyiinta Mareykanka ayaa duqeymo loo adeegsday diyaradaha daroonka ka geystay magaalada Jilib ee wilaayada Jubooyinka, iyagoo halkaas ku dilay laba maxbuus oo kasoo jeeda wadanka Kuuba oo ay gacanta ku hayeen Mujaahidiinta”.

War Saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu yiri: “Duqeynta oo dhacday xilli ay saacadu ku beegneyd 6 saac oo saqdhexe ah ayaa beegsaday dhisme ku yaalla degmada Jilib oo lagu hayey maxaabiista kala ah Assel Harrera iyo Landy Rodriguez oo ay Mujaahidiintu gacanta kusoo dhigeen 12 kii April ee sanadkii 2019, kadib howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degmada Mandheera ee kamid ah dhulalka Muslimiinta ee kuhoos jira gumeysiga Kenya.”.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sidoo war saxaafadeedkan ku sheegtay in: “Duqeyntan Khamiistii lasoo dhaafay lagu dilay maxaabiista u dhalatay Kuuba ee ku jiray gacanta Mujaahidiinta ayaa markale banaanka soo dhigeysa heerka ay marayaan howlgalada quusta iyo qar iska xoornimada ah ee ay AFRICOM ka fuliso Soomaaliya iyo sida karti xumadooda iyo tayada xumada sirdoonkoodu u horseeday dilka labadan Maxbuus.

“Saliibiyiinta Mareykanka ayaa si bareer ah u beegsanayay maxaabiistan dhowrkii sano ee lasoo dhaafay, waxayna weerarkan ka hor duqeeyeen laba goobood oo kale oo ay ku sugnaayeen” ayaa lagu soo gabagabeeyey war saxaafadeedka.

Sawirada hoose ee ku lifaaqan bayaankan, waa mid ka mid ah maxaabiista Kuubaanka ah ee lagu dilay duqeynta AFRICOM khamiistii lasoo dhaafay.

Halkan Ka Degso Bayaanka Oo English Kusoo Baxay.

Halkan Ka Dhagayso Bayaanka Maktabka Warfaafinta.

https://calamada.co/wp-content/uploads/2024/02/Warbixinta_Bayaanka_Maxaabiista_Kuubaanka_ee_Duqeynta_lagu_dilay.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-08-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-08-1445 Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada