Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Warsaxaafadeed: Maraykanku Wuxuu Boob Iyo Bililiqo Ku Hayaa Hantida Dadka Soomaaliyeed.
  • Allposts
  • Warar

Warsaxaafadeed: Maraykanku Wuxuu Boob Iyo Bililiqo Ku Hayaa Hantida Dadka Soomaaliyeed.

March 13, 2024

War-saxaafadeed ku qornaa luuqadda English-ka oo kasoo baxay maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu boob iyo bililiqo ku hayo hantida dadka Soomaaliyeed, isagoo adeegsanaya marmarsiyo waxba kama jiraan ah.

Bayaanka ayaa ka jawaabayey eedeyn kasoo yeertay Mareykanka oo ahayd inay la wareegeen hantida shabakad ka kooban shakhsiyaat iyo shirkado oo ay ku eedeeyeen inay maalgeliyaan Jihaadka bariga Africa.

War saxaafadeed ka soo baxay Mujaahidiinta ayaa lagu yiri:

“Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay si cad u beenineysaa hadalka xaqiiqada ka fog ee kasoo yeeray wasaarada maaliyada Mareykanka, kaas oo shakhsiyaad iyo xarumo ganacsi oo ka howlgala bariga Afika, imaaraatka carabta iyo Qubrus ku eedeeyay inay yihiin dad ku howlgala towjiihaatka iyo masaalixda Mujaahidiinta.”

War saxaafadeedka oos ii socda ayaa lagu yiri: “Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay cadeyneysaa in uu waxba kama jiraan yahay tuhunkaas uuna yahay war aan sal iyo raad lahayn, waxayna markale xaqiijineysaa in shirkadaha iyo shakhsiyaatka ay xustay wazaarada maaliyadda Mareykanka aysan wax xiriir ah la lahayn Mujaahidiinta. Xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab marna ma aqbalayso in magaceeda lagu ugaarsado muslimiinta, laguna boobo hantidaooda.”

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegtay in Mareykanku uu dhaqan iyo caado ka dhigtay boobka hantida Muslimiinta 20kii sano ee lasoo dhaafay tan iyo markii uu bilaabay duullaanka saliibiga ah ee ka dhanka ah Muslimiinta.

“Sida ay dad badani ka dheragsan yihiin, dowladda Mareykanka waxay badanaa adeegsataa talaabooyin ay ku handadeyso, ku dhibaateyneyso dadka muslimiinta, kuna boobeyso hantidooda, iyadoo gabbaad ka dhiganeysa halkudhegyo iyo shaabado ay iyadu sameysatay. Arintan waxaa tusaale cad u ah go’aankii ay dowlada Mareykanka kula wareegtay hantida iyo xoolaha dadka Soomaaliyeed sanadkii 2001, kolkii ay biloowday duullaanka saliibiga ah, xilligaas oo la wada ogyahay inuu ahaa wakhti aanan xitaa la aas-aasin Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka.

Waxaa sidoo kale war saxaafadeedka lagu yir: “Dowladda Mareykanka waxay xilligaas shirkadaha ay bililiqeysatay ku eedeysay inay maalgeliyaan oo malaayiin dollar ku bixiyaan Jihaadka si la mid ah sida ay maanta ku andacooneyso oo kale, balse baaritaano dhowr ah oo la sameeyey kadib, waxaa ugu dambeyntii la ogaaday in shirkadahaas aysan wax xiriir ah la lahayn Mujaahidiinta. Gudigii loo saaray weeraradii 11-kii September qudhiisa ayaa ogaaday inay waxba kama jiraan tahay tuhunka dowladda Mareykanka ee ahaa inay shirkadaha xayiraadda lagu soo rogay ay taageeraan Mujaahidiinta, taas oo markii dambe Mareykanka ku khasabtay inuu qirto dulmiga uu ku kacay, kana saaro waxa loogu yeero liiska argigixisada. Qirasho kadib, hadana dowladda Mareykanka waxay ku guuldareysatay inay dadka muslimiinta ah usoo celiso hantidii ay kala wareegtay ee ay xaqdarada kaga qaadatay.”

Duullaanka dhaqaale iyo boobka uu Mareykanku ku hayo muslimiinta, ayey Xarakadu ku sheegtay inuu qeyb ka yahay dagaalka saliibiga ah ee lagu hayo Muslimiinta.

“La wareegitaanka, iyo xoog ku qaadashada hantida Muslimiinta, waa qeyb ka mid ah dagaalka uu Mareykanku kula jiro Islaamka iyo muslimiinta. Siyaasadda uu maanta Mareykanku u adeegsanayo boobka hantida Muslimiinta, waa isla siyaasadii uu adeegsan jiray Hilter intii lagu gudajiray dhacii iyo bililiqadii uu ka geystay Yurub. Kaliya waxaa cusub ayaa ah in wazaarada maaliyada ee Mareykanka ay buuxisay booska ha’addii Kunstschutz ee uu Hitler u adeegsan jiray boobka hantida Yurub, iyo inay markan Muslimiintu yihiin dadka kaliya ee uu Maraykanku kula kacayo dulmigan gurracan.” Ayaa lagu yiri.

War saxaafadeedka ayaa ugu dambeyntii baaq u diray dadka muslimiinta meelkasta oo ay joogaan, waxaana Muslimiinta loogu baaqay inay hantidooda iyo xoolahooda ka difaacdaan gaalada.

“Ugu dambeyntii, Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay guud ahaan dadka muslimiinta ah ku boorineysaa inay xoolahooda iyo hantidooda ka difaacdaan siyaasadaha dulmiga iyo ugaarsiga ku dhisan ee dowladaha gaalada, oo ay ugu horeeyso dowladda Mareykanka. Muslimiintu waa inay ogaadaan in hadafka kuffaartu yahay boobka hantida muslimiinta, si ay umadda ugu sii hayaan boholada faqriga iyo gaajada, kaas oo ay aaminsan yihiin in uu u sahlayo inay sii wadaan gumeysiga iyo ihaanada ay ku hayaan dadka Muslimiinta.” Ayaa lagu soo gabagabeeyey war saxaafadeedka.

Halkan Ka Degso Bayaanka Oo PDF Ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus (02).
Next: Dhagayso Darsiga Labaad Ee Kitaabka Akhlaaqul-culamaa Iyo Sheekh Cazaam.

Related Stories

Kooxo Soomaali Ah Oo Markab Shidaal Ku Qabsaday Xeebaha Gobolka Bari.
  • Allposts
  • Warar

Kooxo Soomaali Ah Oo Markab Shidaal Ku Qabsaday Xeebaha Gobolka Bari.

April 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Dulqicdah-1447-Hijri

April 25, 2026
Sanbaloolshe Oo Qiray Dabadhilifnimada Villa Somalia Iyo Jabka Ku Dhacay Maleeshiyadiisa.
  • Allposts
  • Warar

Sanbaloolshe Oo Qiray Dabadhilifnimada Villa Somalia Iyo Jabka Ku Dhacay Maleeshiyadiisa.

April 25, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada