Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Saldhig Ku Yaala Mareykanka.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Saldhig Ku Yaala Mareykanka.

June 2, 2020

Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka ayaa ku waramaya in weerar khasaare dhaliyay uu ka dhacay gudaha saldhig millitri oo ku yaala wadankaas, kaas oo ay leeyihiin ciidamada milliteriga Maraykanka.

Weerarka waxa uu sii gaar ah kaga dhacay saldhig lagu magacaabo Grand Forex oo ku yaala gobolka North Dekota, waxaana ka dhashey khasaare gaaray ciidamada Maraykanka.

War kasoo baxay taliska saldhiga uu weerarka ka dhacay ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 2 askari oo Ameerikaan ah ay ku dhinteen weerarka, kuwaas oo ay magacyadooda dib kasoo sheegi doonaan.

Waxaa la ogeyn cida sida rasmiga ah u fulisay weerarkan ka dhex dhacay saldhiga ciidamada Maraykanka, mana jiro war  arinkaas ku aadan oo kasoo baxay wasaaradda Gaashandhiga Maraykanka.

Weerarkan wuxuu imaanayaa iyadoo dhawaan weerar kan lamid ah uu ka dhex dhacay saldhig milliteri oo ku yaala gobolka Texas, kaas oo warbaahinta Maraykanka ay sheegeen in fuliyaha uu yahay qof muslim ah oo ku qancay afkaarta Al-Qaacidada.

Weerarka maanta oo Talaado ah ka dhex dhacay saldhiga ciidamada Maraykanka wuxuu kusoo aadayaa xilli banaanbaxyo xoogan ay ka dhacayaan wadanka Maraykanka, kuwaas oo looga soo horjeedo dilkii uu sarkaal booliis ah u geystay muwaadin madow ah oo lagu magacaabo George Floyd.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Warbixin iyo sawirro: Dufcaddii u horreysay oo ka qalin jabisay barnaamijka carabiyaynta dadka.
Next: Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo ee Dowladda Federaalka Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-02-1448-Hijri

July 29, 2026
Itoobiya Oo Markale Gaashaanka U Daruurtay Eedaymo Uga Yimid Masar.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Markale Gaashaanka U Daruurtay Eedaymo Uga Yimid Masar.

July 29, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-02-1448 Hijri.

July 29, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada