Ciidamada Xarkada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga Kenya, ayaa waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Kamuudeey oo saaran Wabiga Tanariifa, wuxuunaa si gaar ah deegaankan u hoostaga degmada Gaarisa.
Weerarkan waxay ciidamada Mujaahidiintu ku dileen 2 askari oo Kenyaati ah, halka lagu gubay ilaa 2 teendho oo ciidanka Kenya ugu dhex yiillay xerada uguna keydsanayd sahay kala duwan.
Maalmo ka hor ayay ahayd markii ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weerar dhabbagal ah duleedka magaalada Mandheera kula beegsadeen gaari Qooqan oo ay la socdeen Injineerro saliibiyiin Kenyan ah iyo askar murtadiin ah Soomaali ah oo ilaalo ahayd, halkaas oo lagu dilay 8 xubnood oo iskugu jirta 5 Injineer oo gaala Kenyaati ah iyo 3 murtadiin soomaali ah
Sidoo kale weerarkaas ayaa waxyeello lagu gaarsiiyay gaariga weerarka la kulmay, halka sidoo kale ciidanka Mujaahidiintu soo qaniimeysteen laba qori oo AK47 ah iyo booshashkooda.