Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Gaari Jiirsiin Ah Oo Yahuudda Lagula Beegsaday Tal’abiib.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Gaari Jiirsiin Ah Oo Yahuudda Lagula Beegsaday Tal’abiib.

April 8, 2023

Wararka ka imaanaya dhulka barakaysan ee Filistiin ayaa sheegaya in weerar kaligii duulnimo ah oo loo adeegsaday gaari lagu qaaday mid ka mid ah magaalooyinka ugu ammaanka badan ee ay gacanta ku hayaan Yahuudda xoogga lagu dajiyay dhulalka muslimiinta ee Filistiin.

Weerarkan oo ahaa kaligii duulnimo loo adeegsaday gaari jiirsiin ayaa ka dhacay goob aad u mashquul badan oo ku taala magaalada Tal’abiib, halkaas oo lagu beegsaday dad Yahuud ah.

Warbaahinta maamulka gumeystaha Yahuudda ayaa xaqiijisay in weerarkan barakaysan lagu dilay ugu yaraan 1 qof halka ay ku dhaawacmeen shan kale, kuwaas oo ay badi ku sheegtay inay ahaayeen dalxiiseyaal usoo dalxiis tagay Tal’abiib waa sida ay warka u sheegtaye.

Qofka weeraryahanka ah ayay saraakiisha Yahuudda magaciisa ku sheegeen Yuusuf Abuu Jaabir kaas oo kasoo jeeda deegaanka Kafr Qaasim ee dhaca dhulka barakaysan ee Filistiin.

Kanaalka 13-aad ee wax ku qora afka cibriga ah ee Yahuuda ayaa dhankiisa sheegay in weerarkan uu ahaa mid isugu jiray gaari jiirsiin iyo toogasho, weeraryahanka ayuu sheegay in weerarkiisa gaari jiirsiinta ah ka dib uu kasoo degtay gaariga ka dibna uu rassaas ku faray dadkii dhoobnaa halkii uu weerarka gaari jiirsiinta ah ka fuliyay.

Muuqaal ay faafiyeen maleeshiyaadka maamulka Yahuudda ayaa muujinayay rassaas fulaynimo ah oo ay furayaan ciidanka gumeysiga, weerarkan ayaana daba socday duullaamo is daba joog ah oo ay shalay la kulmeen Yahuudda xoogga lagu dajiyay dhulalka barakaysan ee Filistiin kuwaas oo jawaab celin u ah duullaamada gardarada ah ee ay maleeshiyaadka maamulka ku hayaan muctakifiinta ku cibaadaysanaya masjidka barakaysan ee Al-aqsaa.

Xarakada Xamaas ayaa dadka Filistiiniyiinta ah ku boorisay inay joogteeyaan weerarada iska caabinta ah ee ay kaga jawaabayaan duullaamada Yahuudda ee ka dhanka ah muslimiinta reer Filistiin, kaligii duulkan weerarka isugu jira gaari jiirsiinta iyo toogashada ku beegsaday Sahyuuniyadda ayaana walaac iyo argagax ku beeray quluubta dadka Yahuudda maadaama uu beegsaday qalbigii gumeystaha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus (16).
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-09-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Safar-1448-Hijri.

July 29, 2026
Kooxda Gurguurte Oo oo Xaqiijisay In Reegalbeedku Ka Jirteen Lacag Nus Milyan Dollar Ka Badan.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo oo Xaqiijisay In Reegalbeedku Ka Jirteen Lacag Nus Milyan Dollar Ka Badan.

July 29, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-02-1448-Hijri.

July 29, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada