Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Lagu Dhaawacay Dad Yahuud Ah Oo Ka Dhacay Al-khaliil.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Dhaawacay Dad Yahuud Ah Oo Ka Dhacay Al-khaliil.

November 17, 2017

Wararka ka imaanaya dhulka Muslimiinta Falistiin ee Yahuuda xooga ay ku heysata waxey sheegayaan in saaka aroortii weerar uu ka dhacay qeybo ka mid ah Muxaafadada Al-khaliil.

Weerarkan oo sigaar kaga dhacay deegaan ku yaala dhanka Waqooyi ee Al-khaliil waxaa fuliyay Wiil Dhalinyaro Falistiini oo Kaligii Duul ah kaasi oo beegsaday dad Yahuud ah oo ku sugnaay deegaankaasi.

Weerarkan ayaa isugu jiray Gaari Jiirsiin iyo mid Toorey ah waxeyna wararka la helayo sheegayaan in Wiilka Kaligii duulka ah uu gaari jiirsiiyay Labo ruux oo Yahuud ah kuwaasi oo dhaawac soo gaaray.

Kaligii duulka ayaa markii dambe Toorey ku weeraray Sarkaal Yahuud ah oo goobta ka agdhawaa balse inta uusan Tooreyda ku dhufan waxaa rasaas kusoo furay askar Yahuud ah oo goobta soo gaartay taasi oo sababtay in Kaligii duulka uu dhaacmo ugu dambeyntiina uu dhaawaca u Shahiiday daqiiqado kadib.

Sarkaal u hadlay maamulka Yahuuda ee xooga ku heysta Dhulka Muslimiinta Reer Falistiin ayaa qiray in weerarka uu jira iyo in weerarkaasi lagu dhaawacay Labo ruux oo Yahuud ah oo mid ka mid ah dhaawaciisa aad u culusyahay.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Inka Badan 25 Ruux Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Burco.
Next: Dhageyso Darsiga 7-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.

Related Stories

Maxay Salka Ku Haysaa Wareejinta Itoobiyaanka Ee Buurhakaba? [WARBIXIN]
  • Allposts
  • Warar

Maxay Salka Ku Haysaa Wareejinta Itoobiyaanka Ee Buurhakaba? [WARBIXIN]

August 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1448-Hijri

August 15, 2026
Maamulka ‘Puntland’ Oo Dambiileyaal Ku Tilmaamay Maleeshiyo U Galay Dhanka ‘Galmudug’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka ‘Puntland’ Oo Dambiileyaal Ku Tilmaamay Maleeshiyo U Galay Dhanka ‘Galmudug’.

August 15, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada