Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Shisheeyaha Gaari Looga Gubay Oo Sh/hoose Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Shisheeyaha Gaari Looga Gubay Oo Sh/hoose Ka Dhacay.

November 14, 2017

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelwareegoow ee duleedka no 60 ayaa sheegaya in ciidanka mujaahidiinta ay galabta halkaas weerar dhaba gal ah ugu dhigeen kolonyo gaadiid ah oo ay leeyihiin Kuffaarta kuwaasoo sahay u waday degmada Baraawe.

kolonyadan ayaa marka ay marayaan deegaanka Ceelwareegoow waxay la kulmeen  weerarro kala duwan,ugu horreyn waxay mujaahidiinta qarax la eegteen gaari  ay lahaayeen ciidanka kuffaarta oo loo maleynayo inay u saarneyd sahayda ay wadeen.

Gaariga isla goobta ayuu ku bur buray waxaana halkaas ku dhintay askartii saarneyd iyadoo sidoo kale ay gubteen sahaydii gaarigaas lagu waday.

Wax yar kadib mujaahidiinta waxay qarax kale la eegteen askar lugeynayay halkaasna waxaa saraakiisha ay ku xaqiijiyeen in lagu dilay tiro askar ah oo ka tirsanaa Kuffaarta Afrikaanta.

Halkaas ayaa waxaa ku bilowday dagaal culus oo muddo socday waxaana saraakiisha mujaahidiinta ay xaqiijiyeen in dagaalku uu soo gaaray 05:30 daqiiqo iyadoo kuffaarta markii dambe ay gaareen deegaansha shalambood iyagoo jiidanaya 2 gaari oo mid lagu dhuftay qoriga loo yaqaano RBG midka kalana ay la kacday miino dhulka lagu aasay.

Maqribadan waxaa Shalambood kusoo degay diyaarad helikobter oo lagu daabulay askar dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerarka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Weerarka Naf Hurnimada Ah Ee Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
Next: Dhageyso Xogtii U Dambeysay Weerarka Lagu Dilay Saraakiisha American-ka Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada