Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xaalada Sacuudiga Oo Sii Xumaatay Iyo Xubno Cusub Oo Xabsiga La Dhigay.
  • Allposts
  • Warar

Xaalada Sacuudiga Oo Sii Xumaatay Iyo Xubno Cusub Oo Xabsiga La Dhigay.

November 5, 2017

Sida ay sheegayaan warbaahinta caalamiga ah go’aanno cusub oo la yaab leh oo kasoo baxay boqorka Aala-Sucuud ayaa lagu tilmaami karaa dhul gariir dhanka go’aannada ah oo nqoday kuwa lama filaan ah.

Amar kasoo baxay boqor Salmaan bin Cabdil Caziiz ayaa xilka looga qaaday wasiiro katirsan maamulka Aala-Sucuud, Saraakiil ciidan, iyadoona xabsiga la dhigay wasiiro hore, iyo rag katirsan boqortooyad oo caan ahaa.

Sida ku cad amarka kasoo baxay boqorka Aala-Sucuud ayna baahisay wakaaladda wararka ee Waas, waxaa xilkiisa laga qaaday wasiirka Ilaalada wadanka Al-Amiir Mutcib bin Cabdillaah, iyadoona bedelkiisa jagadaas loo dhiibay Khaalid bin Cayaaf.

Madaxda xilalka laga  qaaday waxaa kamid ah wasiirkii Dhaqaalaha Caadil bin Muxamed bin Faqiih, iyadoona jagadaas loo dhiibay Muxamed Al-Towjari.

Waxaaa sidoo kale shaqada laga eryay taliyihii ciidamada Badda maamulka Aala-Sucuud Cabdullaahi bin Suldaan, waxaana laga dhigay howlgab, iyadoona jagada laga eryay loo dhiibay nin lagu magacaabo Fahad bin Cabdillaahi Al-Qafiili.

Dhamaan mas’uuliyiinta xilalka laga qaaday waxaa lagu eedayay musuqmaauq, wax isdaba marin iyo ineysan si wanaagsan uga soo bixin howshii loo dhiibtay, iyadoona baaritaanno lagu billaabay.

Amarka kasoo baxay boqor Salmaan waxaa sidoo kale lagu sheegay in ladhisay hay’ad la dagaalanta Musuqmaasuqa, oo baaaritaanno sameyn doonta, waxaana hay’adan madax u ah dhaxalsugaha dalka ahna wasiirka difaaca oo uu dhalay boqorka, laguna magacaabo Muxamed bin Salmaan.

Tobanaan Ruux oo ay ku jiraan wasiiro hore, iyo shakhsiyaad caan ah ayaa xabsiga la dhigay, waxaana kamid ah dadkaas Turki bin Naasir oo ahaa madixii hore ee hay’adda saadaasha iyo ilaalinta bii’ada, Al-Waliid bin Dhalaal oo kamid ah boqortooyada ahna ganacsade Billinoer ah, Waliid Ibraahim oo ah ninka iska leh TVGA MBC, amiirkii hore ee magaalada Riyaad Turki bin Cabdullaah, Maxamuud Al-Dhabiishi oo horay jagooyin uga soo qabtay maamulka Aala-Sucuud, Fahad bin Cabdillaahi oo horay usoo noqday kuxigeenka Wasiirka difaaca maamulka Aala-Sucuud.

Awaamiirta soo baxday habeenkii xalay oo Sabti ahayd aad bay u badnaayeen waxaana kamid ah iyadoo gebi ahaanba la mamnuucay in diyaaradaha gaarka loo leeyahay ama sida mas’uuliyiin gaar ah ay ka duulaan garomada diyaaradaha maamulka Aala-Sucuud, taas oo muujineysa in qabqabashad ay sii socon doonto.

Lama oga halka uu ku dambeyn doono xaalka dhulka Xarameynka oo ay majaraha u qabteen hogaamiyaal fud fudud, dagaal adagna kula jira Islaamka iyo Muslimiinta, waxaana sidoo kale hogaamiyaashan hadda talada haya laga dareemayaa madaxtinimo jacayl xad dhaaf ah taas oo ku riixeysay in xitaa kuwii iyaga la shaqeynayay ay Xabsiyad ku guraan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Idaacadda Andalus Oo Qabatay Barnaamij Lagu Taakulaynayay Dhismaha Masjid Muddo Dheer Socday (Daawo Sawirrada)
Next: Maxkamada Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo Fulisay Xad Dil Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada