Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xaflad loo qabtay Arday ka qalin jebisay Machadka Shareecada ee wilaayaatka Islaamiga ah (SAWIRRO).
  • Allposts
  • Sawirro

Xaflad loo qabtay Arday ka qalin jebisay Machadka Shareecada ee wilaayaatka Islaamiga ah (SAWIRRO).

January 9, 2021

Dhawaan waxaa lasoo gabagabeeyay dufcadii labaad ee macdahu shariicakaas oo ay ka qalin jebiyeen arday gaaraysa ilaa 106 (boqol iyo lix) arday kuwaas oo dhamaystay waxbarashadii machadka.

Ardaydan ayaa ka gudbay imtixaankii kama dambaysta ahaa ee sanad-dugsiyeedka 1441-1442 Hijriyada.

Ardayda ayaa soo qaatay waxbarasho dhanka shareecada ah oo socotay muddo 5 sanadood ah, 2 kamid ah sanadahaas waxay kusoo qaatteen macaahidda qabaa’ilka ee wilaayaatka Islaamiga ah, halka 3 sano oo kale ay kusoo qaatteen machadu shariica.

Munaasabado lagu maamuusayo ardaydaas qalinjebisay ayaa waxay ka kala dheceen wilaayaatka Baay iyo Bakool iyo Galgaduud kuwaas oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan wilaayaatka Islaamiga ah sida culumada, ugaasyada, nabadoonada, nuqabada, aqoonyahanada, waalidiinta ardayda iyo masuuliyiin katirsan xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Masuuliyiinta ka qayb galay munaasabadda qalinjebinta ardayda ayaa waxaa kamid ahaa Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage, Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf, Sheekh Yuusuf Kababutukade, Sheekh Xassan Yacquub Cali iyo Masuuliyiin kale oo fara badan.

Ardayda ayaa waxaa la gudoonsiiyay shahaadooyinkii qalinjebinta ee machadka shareecada, iyagoo sidoo kale lagudoonsiiyay hadiyado qaali ah oo ay ku jiraan Kombuyuutarro iyo lacago caddaan ah.

Qaybta labaad ee ka qalinjebisay machadka ayaa waxaa ka horeeyay qaybtii koowaad oo ka koobnayd 124 arday kuwaas oo qalin jebiyay bishii Maarso ee 2019.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Jabuutiyaan ah Oo lagu Dilay Gobolka Hiiraan.
Next: Ku Dhawaad 20 Askari Kenyaan Oo Lagu Dilay Jubbooyinka.

Related Stories

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026
Walaac Xooggan Oo Laga Muujiyay Nidaamka Uu Hoggaamiyo Xasan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Walaac Xooggan Oo Laga Muujiyay Nidaamka Uu Hoggaamiyo Xasan Gurguurte.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada