Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xarakada Oo Ka Tacsiyaysay Geerida Sh Maxamad Xassan {Akhriso Bayyaan}.
  • Allposts
  • Warar

Xarakada Oo Ka Tacsiyaysay Geerida Sh Maxamad Xassan {Akhriso Bayyaan}.

November 24, 2022

Warsaxaafadeed kasoo baxay xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa looga tacsiyadeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Sh Muxammad Xassan (Abuu Cabdiraxmaan) waaligii hore ee wilaayada Banaadir, Oo ku geeriyooday degmada Jilib ee wilaayada islaamiga Jubbooyinka.

Bayyaanka xarakada ayaa sidoo kale lagu iftiimiyay doorka uu shiikhu kulahaa halganka jihaadka ah ee lagula jiro soo duuleyaasha saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda murtadiinta, Iyadoo ugu horrayna uu bayyaanku tacsi guud u diray umadda muslimka ah ee Soomaaliyeed.

Hoos ka akhriso bayyaanka tacsida.

“Waxaan ummada Muslimka ah guud ahaan, gaar ahaan eheladiisa, asxaabtiisa, ardaydiisa, Mujaahidiinta iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee muslimka ah uga tacsiyeynaynaa geerida ku timid Sheekh Maxamad Xassan Cumar “Abu Cabdiraxman, kaas oo xalay ku geeriyooday wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka.

Sheekh Maxamad Xassan Abu Cabdiraxmaan – Allaha u naxariistee – waxaa uu ahaa shakhsi uu Allaah ugu deeqay cilmi iyo Alla ka cabsi, akhlaaq wanaagsan, geesinimo, deeqsimo iyo jacaylka u gargaarida Diinta Islaamka. Wuxuu soo noqday waaligii wilaayada islaamiga ah ee Banaadir, xilligaas oo lagu xusuusto sidii wanaagsanayd ee uu ugu khidmeeyey bulshada caasimada iyo Jihaadkii adkaa ee uu la galay Saliibiyiinta iyo Murtadiinta. Waxaa la wada xusuustaa wacdarihii isaga iyo ciidamada Wilaayadiisu ka dhigeen dagaalkii Dayniile ee lagu dilay in ka badan 100 askari oo Burundi ah.

Sheekh Maxamad Xassan Cumar ” Abu Cabdiraxman” – Allaha u naxariistee, wuxuu si karti leh uga soo shaqeeyey makaatibta kala ah: Amniga, Tarbiyada iyo Tacliimta iyo maktabka Ta’hiilka ee Mujaahidiinta. Waxaa uu soo saaray boqolaal Mujaahidiin ah oo saraakiil iyo mas’uuliyiinba leh kuwaas oo maanta kaalimo muhiim ah ugu jira ummada Muslimka ah ee Soomaaliyeed.”

Sheekha ayaa maalmihii dambe waxaa lasoo gudboonaaday xanuuno, waxaana xalay oo khamiis ahayd uu ku geeriyooday degmada Jilib ee wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka. Waxaan Allah Subxaanahu Watacaalaa uga baryaynaa inuu ajarkiisa weyneeyo, camalkiisii wanaagsanaa iyo Jihaadkiisii ka aqbalo, uuna geeyo darajaatka sare ee Janatul-Firdows Al-Aclaa.

Waxaan kula dardaarmaynaa bahda waxbarashada Soomaaliyeed inay ku deydaan Sheekh Abu Cabdiraxman, aqoontoodana uga faa’iideeyaan ummadooda Muslimiinta ah. Waxaan sidoo kale kula dardaarmaynaa ardaydii Sheekha inay sii ambaqaadaan Jihaadkii Sheekh Abu Cabdiraxman,ayna fuliyaan dardaarankiisii ahaa inaan marna laga tanaasulin ugargaarida Diinta Islaamka iyo la dagaalanka cadawga kusoo duulay Diinta, Dalka iyo Dadka Muslimiinta”. ayaa lagu yiri gabagabada bayyaanka xarakada.

Halkan Ka Degso Bayyaanka Oo PDF Ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mujaahidiinta Oo Gudaha U Galay Deegaan ka Tirsan Jubbooyinka.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -30-4-1444 Hijri

Related Stories

Masar & Erateriya Oo Mar Kale Soo Saaray Go’aan Ka Dhan Ah Damaca Badeed Ee Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Masar & Erateriya Oo Mar Kale Soo Saaray Go’aan Ka Dhan Ah Damaca Badeed Ee Itoobiya.

July 20, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Safar-1448-Hijri.

July 20, 2026
Mareykanka Oo Kooxda Gurguurte Ku Bogaadiyay Muwaadiinka Soomaaliyeed Ee Ay Usoo Gacan-gelisay.
  • Allposts
  • Warar

Mareykanka Oo Kooxda Gurguurte Ku Bogaadiyay Muwaadiinka Soomaaliyeed Ee Ay Usoo Gacan-gelisay.

July 20, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada