Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xassan Gurguurte Oo Looga Yeeray Caasimadda Itoobiya Ee Addis-ababa.
  • Allposts
  • Warar

Xassan Gurguurte Oo Looga Yeeray Caasimadda Itoobiya Ee Addis-ababa.

July 26, 2025

Xilli ay sii xoogeysanayaan loollanada awoodeed iyo siyaasadaha isdiiddan ee ka jira geeska qaaradda Afrika ayay Kooxda Riddada Soomaaliya wajahaysaa cadaadisyo hor leh oo uga imaanaya Xabashida Itoobiya.

Abiy Axmed oo ah R/wasaaraha Itoobiya ayaa Xasan Gurguurte iyo xubno katirsan maamulkiisa uga yeeray magaalada Addis Ababa si uu wax uga weydiiyo xiriirka kala dhaxeeya Masar.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in Xasan Gurguurte uu aqbalay amarka uga yimid R/wasaaraha Itoobiya balse wuxuu sii maray Ismaacii Cumar Gelle madaxweynaha xukuumadda Jabuuti si uu ugala tashado qaabka uu u wajahayo cadaadisyada uga imaanaya Itoobiya.

Xubno katirsan wafdiga Xasan Sheekh ee loo qorsheeyay in ay ku wehliyaan safarka Addis Ababa ayaa la sheegay in Itoobiya diiday in ay soo raacaan waxaana looga tagayaa wadanka Jabuuti.

Abiy Axmed ayaa madaxa kooxda Riddada ku cadaadinayo in uu aqbalo caasuumadda ka qeybgalka xaflad weyn oo lagu furayo biya xireenka Al Nahda balse ay ka caga jiidayaan madaxda kooxda Riddada sababa laxiriira raalligelinta dowladda Masar.

Xukuumadda Addis Ababa waxay doonaysaa in nidaamka Muqdisho uu wafdi heerkiisu sarreeyo uga qeyb galo xafladda, warar kale ayaa sheegaya in Itoobiyaanku ay diidanyihiin in ciidamo Masaari ah cagaha soo dhigaan Soomaaliya.

dowladda Xabashida ayaa doonaysa in ay hesho qeyb ka mid ah biyaha badda Soomaaliya iyadoo adeegsanaysa awoodeeda siyaasadeed iyo midda ciidan intaba.

Kooxda Riddada taata daran ee ka jirta Soomaaliya ayaa ku dhax hafanaysa siyaasadaha isdiidan ee dowladaha gobolka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-02-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-02-1447-Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026
Masar Oo Ku Baaqday In Dhakhso Loo Hawlgeliyo Gole-badeed Ka Dhan Ah Damaca Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Masar Oo Ku Baaqday In Dhakhso Loo Hawlgeliyo Gole-badeed Ka Dhan Ah Damaca Itoobiya.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-12-1447 Hijri.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada