Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 25 Askari Oo Lagu Dilay Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

25 Askari Oo Lagu Dilay Shabeelada Hoose.

February 2, 2021

Wararka ka imaanaya Shabeelada hoose waxey sheegayaan in ciidamada Mujaahidiintu weeraro culus oo isugu jiro qaraxyo iyo weeraro dhabba galyo ah ay la beegsadeen ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka kooxda Ridada Somalia.

Howlgalka hore oo kamiin ah waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Jannaale iyo Buufow waxaa loo dhigay ciidamo Lug ah oo isugu jira Kufaarta iyo Murtadiinta.

Inta la xaqiijiyay baqtiga kufaarta ee kamiinkaas waa (4) Afar askari oo taliye hoorin ku jira, Dhanka Murtadiinta baqtiga waa (6) Lix askari dhaawacyo badan weey jiraan oo kufaarta iyo murtadiinta ah.

Howlgalka Labaad waa qarax waxaa afafka hore ee deegaanka Buufow lagula beegsaday labo askari Murtadiin ah oo mooto la socotay iyagii iyo mootadii goobta ayey ku wada basbeeleen.

Howlgalka Saddex-aad oo ka koobnaa Labo  kamiin waxa uu ka dhacay Wadada isku xirta degmooyinka Afgooye iyo Wallanweyn waxaana weeraradaas dhabba galyada ah loo dhigay maleeshiyaat Murtadiin ah.

Labadan weerar ee dhabba galyada ah waxaa lagu dilay (13) Saddex iyo toban askari oo ah askarta dowladda federaalka waxaana lagu dhaawacay (12) Labo iyo toban askari oo Ridada ah.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey Kamiinadan ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Afgooye iyo Wallanweyn kusoo ganiimeysteen afar qori oo AK47 ah, Labo qori oo PKM ah, Hal qori oo RPG ah iyo hal Mooto.

Isugeynta dhimashada askarta Kufaarta Afrikaanta iyo kuwa Ridada ee howlgalada maanta ka dhacay shabeelada hoose waa 25 askari oo afar ka mid ah ay tahay Kufaarta Afrikaanta ah.

Howlgaladan waxey kusoo aadayaan xilli habeenkii xalay ciidamada Mujaahidiintu dagaallo culus ay ku qaadeen saldhiga Kufaarta Xabashida Itoobiya ee deegaanka Halgan ee Wilaayada Hiiraan iyo saldhiga maleeshiyaatka kooxda Ridada ee degmada Jannaale ee wilaayada Sh/hoose.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saraakiil Miina baarayaal Itoobiyaan ah oo lagu dilay gobolka Bakool.
Next: War Saxaafadeed: Al-Kataib oo Baahin Doonta Dokumentari ka Kooban 6 Qaybood oo Falanqaynaya Xukuumadda Farmaajo.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada