Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 20 Sanno Ka Dib Idaacadda Imaarada Islaamiga Oo Laga Hirgaliyay Qandahaar.
  • Allposts
  • Warar

20 Sanno Ka Dib Idaacadda Imaarada Islaamiga Oo Laga Hirgaliyay Qandahaar.

August 15, 2021

Maktabka iclaamka Imaarada islaamiga ah waxa uu 20 sanno ka dib raadiyaha islaamiga ah ee Mujaahidiinta oo lagu magacaabo Sowtu Shareecah ka hirgaliyay caasimadda labaad ee ugu wayn dalka Afghanistaan.

Magaalada Qandahaar oo ah caasimadda labaad ee ugu wayn dalka Afghanistaan waxaa si rasmi ah looga hirgaliyay idaacad islaami ah oo ku hadasha afka imaarada islaamiga ah ka dib 20 sanno oo shacabka magaaladaas ay la noolaayeen daacaayaadka iyo fasaadka ay faafinayaan warbaahinnada cadowga.

Masuulka maktabka Iclaamka ee imaarada oo ku sugan xarunta Idaacadda ee magaalada Qandahaar ayaa sheegay in 20 sanno ka dib ay Allaah fadligii dhidibbada u taageen Idaacad islaami ah taas oo horraantii 2001-dii xarun u ahayd magaalada Qandahaar.

Masuulkan iclaamiga ah waxa uu intaa ku daray in idaacaddan ay dadka muslimiinta ka haqab tiri doonto baahiyaha warbaahineed ee bulshada iyadoo soo tabin doonta akhbaarta Mujaahidiinta iyo dacwadda jihaadka.

Idaacadda sowtu shareecah waa warbaahin islaami ah oo aad u ballaaran, intii uusan Maraykanku dumin maamulkii Imaarada ee ka jiray waddanka 2001-dii waxaa idaacada si wayn looga dhagaysan jiray magaalooyinka waawayn ee waddanka Afghanistaan.

Cadowga oo Raadiyaha Imaarada ee Sowtu shareecah u arkayay fallaar wadnaha kaga taagan isla markaana dhibsaday xaqiiqda wararka ay soo tabiso ayuu bartamaha bishii June sanadkii 2018-kii burburin u gaystay xarunta Idaacadda ay ku lahayd wilaayada Ghazni waxaana howlgalkaas ka qayb qaatay 5 diyaaradood oo Drones-ka Maraykanka ah.

Dhowaan maamulka Idaacadda islaamiga ah ee Sowtu shareecah waxaa uu xarun cusub ka hirgaliyay magaalada Laashkarjaah ee xarunta gobolka Helmand ka dib markii ay magaaladaas dagaal ka dib ka wareegeen ciidamada Imaarada islaamiga ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Imaarada Islaamiga Ah Oo Maanta La Wareegtay Gobollo Cusub.
Next: Daalibaan Oo Gudaha U Gashay Kaabul Iyo Ashraf Ghani Oo Dalka Ka Cararay.

Related Stories

Kooxda Gurguurte Oo Shaacisay In Dastuur Gaaleedka Cusub Uu Siinayo Muddo Kordhin.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Shaacisay In Dastuur Gaaleedka Cusub Uu Siinayo Muddo Kordhin.

March 7, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-09-1447-Hijri.

March 7, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Ramadaan-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Ramadaan-1447-Hijri.

March 6, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada