Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hoggaanka Qaacidatul Jihaad Oo Bogaadiyay Guushii Ay Imaaradu Ka Gaartay Mareykanka.
  • Allposts
  • Warar

Hoggaanka Qaacidatul Jihaad Oo Bogaadiyay Guushii Ay Imaaradu Ka Gaartay Mareykanka.

September 2, 2021

Mu’asasada As-saxaab oo ah garabka warbaahineed ee Al Qaacidda ayaa baahisay Bayaan kasoo baxay hoggaanka guud ee Ururka kaasi oo lagu bogaadinayo furashadii weyneed ee dhowaan ka dhacday Afghanistan.

Hoggaanka Al Qaacidda ayaa Xarakada Taliban iyo muslimiinta reer Afghanistan ugu hambalyeeyay guusha weyn ee ay ka gaareen ciidamadii gummeysiga Mareykanka.

Al Qaacidda waxay sheegtay in 20 sano oo ixtilaal ah kadib ay Shacabka Afghanistan iyo mujaahidiintiisa ay hadda hanteen miraha jihaadkii waqtiga dheeraa ee ay soo galeen.

Muslimiinta caalamka ayaa loogu baaqay in ay isbarbar taagaan Imaarada Islaamiga ah ee dib usoo laabatay ayna ku taageeraan wax walba oo ay hayaan sida khibradaha, tacliimka iyo arrimo kale.

2- waxay ku tilmaameen guushaan guulweyn oo aan usoo hoyan kaliya reer afghanistan balse usoo hoyatay guud ahaan Muslimiinta caalamka meelkasta oo ay joogaan.

Hoggaanka Al Qaacidda waxay sheegeen inaan la ilaawin doonin kumanaanka shuhadada ah ee ay bixiyeen reer Afghanistan oo ay ugu horeeyaan hoggaanka imaarada Islaamiga sida Sheekh Mullah Cumar, Sheekh Mullah Aktar Mansuur iyo Sheekh Jalaaludiin Xaqaani.

Waxay sheegen in qabkii Mareykanka la jabiyey maantana isagoo jiidaya raadadka guuldarada uu isaga huleelay dalkaas, sidaas uu Allaah kaga dhabayey balanqaadkiisii kuna bari yeelay dhaartuu Mullah Cumar ee ahaa Allaha wuxuu no balanqaaday guul, Buushna wuxuu noo balanqaadya Haziimo….waan arki doonaa cidii guuleysata.

Dadka reer AFghan waxay ugu baaqeen in ay garab istaagaan Imaaradooda oo ay iltizaamaan qaraaraatka iyo go’aanada ay qaadatay imaaradooda oo ah mida masaalixda diintooda iyo tan adduunyadooda dhowreysa.

Al Qaacidda ayaa dadka Muslimiinta ah usheegtay in guusha Afghanistan laga baran karo duruus iyo cibara badan, tan ugu horreysana ay tahay in dariiqa jihaadka uu yahay midka kaliya ee lagu xureyn karo dhulalka Muslimiinta, Umadii u istaagta Jihaadkana aanan marnaba laga guuleysan karin.

Hoos Ka Akhriso Bayyaanka oo Ku Qoran Luuqadda Carabiga.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Culus Oo Ciidamada Mujaahidiinta Iyo Xabashida Ku Dhexmaray Gedo.
Next: Qaraxyo Askar Lagu Dilay Gaadiidna Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Koonfurta Somalia.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada