Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Askar Lagu Dilay Gaadiidna Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Koonfurta Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Askar Lagu Dilay Gaadiidna Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Koonfurta Somalia.

September 2, 2021

Guutootinka qaraxyada xarakada Shabaabul Mujahidiin waxay maanta qaraxyo aad u xooggan la eegteen ciidamada kuffaarta Afrikaanta iyo masuuliyiin dowladeed, waxayna qaraxyadu ka dhaceen deegaanno ka kala tirsan wilaayaadka Sh/dhexe, Sh/hoose iyo duleedka magaalada Muqdisho.

Qaraxa koowaad oo ahaa mid aad u culus waxay Mujaahidiintu u dhigeen ciidamo ka tirsan kuffaarta Burundi waxaana qaraxaasi uu si gaar ah kaga dhacay deegaanka Buurane ee hoos taga degmada Mahaaday ee wilaayada Sh/dhexe.

Goobjoogeyaal ka agdhowaa goobta uu qaraxu ka dhacay waxay soo sheegeen inay maqlayeen jugta qarax aad u xooggan iyo baroorta ciidamada kuffaarta Burundi, ilo xog-ogaal ah waxay xaqiijiyeen in qaraxa ay ku dhinteen 2 askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda saliibiyadda ah ee Burundi.

Qaraxa labaad waxay ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen degmada Jannaale ee wilaayada Sh/hoose waxaana qaraxaas uu haleelay kolonyo ka tirsan ciidamada Yugaandha oo ku socdaalayay duleedka degmadaas.

Ilo wareedyo muhiim ah waxay soo wariyeen in qaraxa uu si gaar ah u haleelay gaari Tow ah oo ka mid ahaa kolonyada saliibiyiinta waxayna xoguhu intaas ku darayaan in gaariga Tow-ga ah uu gabi ahaanba goobta ku basbeelay.

Dhanka kale qarax aad u xooggan ayay Mujaahidiintu la eegteen masuul  ka tirsan maamulka Ridada ugu magaacab deegaanka Garasbaaley, qaraxa waxa uu si gaar ah kaga dhacay deegaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho waxaana lasoo wariyay in qaraxan uu ku dhaawacmay Maxamed Weydow oo ka mid ah guddoomiye waaxeedyada deegaanka Garasbaaley iyo 2 ka mid ah ilaaladiisa.

Qaraxyadan isxig-xigay ee ka kala dhacay wilaayaadka Sh/hoose Sh/dhexe iyo duleedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxay kusoo beegmayaan xilli ciidamada shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen beegsiga ay ku hayaan shisheeyaha iyo maleeshiyaadka ku daaban ee dowladda Ridada federaalka.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Hoggaanka Qaacidatul Jihaad Oo Bogaadiyay Guushii Ay Imaaradu Ka Gaartay Mareykanka.
Next: Owbaaduu Oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Degmada Afgooye.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada