Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Ciidamada Shisheeye Iyo Kuwa Soomaalida Lagula Eegtay Sh/hoose Iyo Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Ciidamada Shisheeye Iyo Kuwa Soomaalida Lagula Eegtay Sh/hoose Iyo Jubbooyinka.

September 5, 2021

Saacadihii lasoo dhaafay ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin waxay fuliyeen qaraxyo dhowr ah oo is haysta wilaayaadka Sh/hoose illaa soohdin beenaaadka ay Kenya la wadaagto Jubbooyinka, kuwaas oo siyaabo kala duwan lagula beegsaday ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda Ridada federaalka.

Qaraxa koowaad waxay Mujaahidiintu ku weerareen goob isku imaatin u ah maleeshiyaadka Ridada oo kutaal magaalada Marka ee xarunta Sh/hoose waxaana qaraxan uu si gaar ah u haleelay ciidamo ka tirsan dowladda federaalka oo fariisinka ku sugnaa.

Jugta qaraxa oo laga maqlay qaybo ka mid ah xaafadaha degmada Marka waxay macluumaadkii ugu dambeeyay sheegayaan in uu dhaawac halis ah soo gaaray askari ka mid ahaa maleeshiyaadka lagu qarxiyay goobta fariisinka.

Dhinaca Jubbooyinka ciidamo ka tirsan kuwa kuffaarta afrikaanta gaar ahaan kuwa Kenya ayay Mujaahidiintu qarax culus kula beegsadeen agagaarka deegaanka Raaskambooni oo ka mid ah degaannada dhaca soohdin beenaadka ay Jubbooyinka la wadaagto Kenya.

Howlgalkan qaraxa ah waxa uu beegsaday ciidamo ka tirsan kuffaarta Kenya oo ku mashquulsanaa dhisidda baalooyinka korontada waxaana qaraxa uu hakiyay burburiyayna baalooyinka ay soohdin beenaadka ka dhisayeen ciidamada Kenya waxayna lihu intaas ku darayaan in qaraxaas uu sidoo kale ka dhashay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo soo gaaray ciidamada dowladda Kenya.

Guutooyinka qaraxyada Mujaahidiintu waxay sidoo kale qarax aad u xooggan la eegteen kolonyo ka tirsan ciidamada kuffaarta Yugaandha oo ku socdaalayay deegaanka No/60 oo kuyaal wilaayada Sh/hoose.

Ilo wareedyo muhiim ah waxay soo wariyeen in qaraxa uu haleelay gaari Tow ah waxaana ku dhintay darawalkii gaariga oo ka tirsansanaa kuffaarta afrikaanta halka uu dhaawac xooggan soo gaaray Gaandhariga gaariga.

Qaraxyadan waxay kusoo beegmayaa xilli ciidamada Mujaahidintu ay qarax culus la eegteen ciidamo ka tirsanaa baangaraafta oo ah maleeshiyaad ay soo carbisay dowladda saliibiyadda ee Maraykanka, waxaana qaraxaas oo ka dhacay duleedka degmada Jowhar lagu burburiyay gaari tow ah oo ay lahaayeen maleeshiyaadka dowladda Ridada.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shabaabul Mujaahidiin Oo Duqeeyay Madaxtooyada Hirshabeelle+Qarax Gaari Lagu Gubay.
Next: Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacday Waddanka Pakistaan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-12-1447-Hijri

June 14, 2026
Dibadbax Lagu Diidan Yahay Doorashada Gurguurte Oo Ka Dhacay Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Dibadbax Lagu Diidan Yahay Doorashada Gurguurte Oo Ka Dhacay Galgaduud.

June 14, 2026
Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.

June 14, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada