Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Duqeeyay Madaxtooyada Hirshabeelle+Qarax Gaari Lagu Gubay.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Duqeeyay Madaxtooyada Hirshabeelle+Qarax Gaari Lagu Gubay.

September 5, 2021

Xarunta madaxtooyada ee looga arrimiyo maamulka maqaar saarka ah ee Hirshabeelle ayaa la kulmay weerar duqayn ah oo kaga yimid dhanka ciidamada shabaabul Mujaahidiin.

Guutooyinka madaafiicda Mujaahidiintu waxay weerarro madaafiic ah ku garaaceen qasriga madaxtooyada maamulka ashahaada la dirirka ah ee Hirshabeelle ee magaalada Jowhar, waxaana halkaas ka dhashay khasaare lixaad leh oo soo gaaray cadowga.

Ilo xog[ogaal ah waxay xaqiijiyeen in 8 madfac ay gudaha u galeen xarunta madaxtooyada maamulka Hirshabeelle, waxaana la xaqiijiyay in uu burbur xooggan soo gaaray xarunta madaxtooyada.

Wararku waxay intaas ku darayaan in xilliga ay duqayntu dhacaysay qasriga madaxtooyada ay kulan gaar ah kulahaayeen madaxwaynaha maamulka murtadka lagu magacaabo Cali Xuseen Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Dabageed.

Dhinaca kale waxay ciidamada shabaabul Mujaahidiin weerar qaraxa la beegsadeen kolonyo ka tirsan ciidamada dowladda Ridada federaalka oo ku socdaalayay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.

Qaraxaan waxa uu haleelay gaari Tow ah oo ay la socdeen maleeshiyaadka Baangaraafta dowladda Ridada ee ay soo carbisay dowladda Maryaknka waxayna ilo xog-ogaal ah xaqiijiyeen in qaraxaas uu gabi ahaan burburiyay gaariga Tow-ga ah askartii la socotay ay u qaybsameen kuwa dhintay iyo kuwa dhaawacmay.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Khasaare Dhaliyay OO Ka Dhacay Sh/hoose Iyo Jubbooyinka.
Next: Qaraxyo Ciidamada Shisheeye Iyo Kuwa Soomaalida Lagula Eegtay Sh/hoose Iyo Jubbooyinka.

Related Stories

Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.

June 14, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-12-1447 Hijri.

June 14, 2026
Cirro Oo Maanta Ka Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Maanta Ka Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Talaabiib.

June 14, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada