Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Duqeyn Ka Dhacday Xerada Xalane Iyo Camaliyadda Oo Wali Socota.
  • Allposts
  • Warar

Duqeyn Ka Dhacday Xerada Xalane Iyo Camaliyadda Oo Wali Socota.

March 23, 2022

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa barqanimadii maanta, abaare 10:30am barqanimo weerar abaabulan ku qaaday xarunta Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee ciidamada Shisheeye ku leeyihiin magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya, kaas oo sababay khasaare lixaadleh.

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa ku guuleystay inay ka dusaan dhamaan koontaroolada iyo fariisimayaasha amni ee laga ilaaliyo xerada, kadibna gudaha u galay Xerada, iyagoo ka hor inta aysan so galin xeradana toogasho kusoo dilay ciidamo ka tirsan AMISOM oo joogay albaabka hore ee Xerada.

Sida laga soo xigtay dagaalyahanada fuliyey weerarka oo la hadlay idaacada Andalus, ciidanka Al-Shabaab ayaa toogasho ka bilaabay gudaha xerada iyagoo gudaha xafiisyada xaruntaas ku toogtay dhowr ruux oo isugu jira cadaan iyo Afrikaan.

Halyeeyada Inqimaasiyiinta ah ayaa sidoo kale dab qabadsiiyey qeybo ka mid ah xerada, iyadoona muuqaallo lagu baahiyey baraha bulshada lagu arkayey holac iyo qaac ka baxaya xerada, iyo ciidamo aad u fara badan oo gurmad ah oo dhoobnaa afaafka hore ee xarada.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarkan, waxaana war saxaafadeed kasoo baxay maktabka warfaafinta oo uu ku saxiixnaa afhayeenka ciidanka Mujaahidiinta, Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab lagu sheegay in dagaalyahanadoodu ay maanta fuliyeen howlgal halyeeynimo oo lagu beegsaday taliska ugu weyn ee shisheeyuhu ku leeyahay Soomaaliya.

“Mujaahidiinta ayaa weerar xoogan ku qaaday xerada Xalane oo hooy u ah tobanaan ka mid ah hay’adaha iyo ururada cadawga ajaanibta ah ee ka howlgala Muqdisho. Dagaalyahanadeedana ayaa ku guuleystay inay gudaha u galaan xerada ayna halkaas ku dilaan askartii ilaalada ahayd iyo dhowr ajaanib calooshood u shaqaystayaal reergalbeed ah” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay taliska ciidamada Al Shabaab oo ku qornaa luuqada Englishka.

Taliska ciidanka Mujaahidiinta ayaa ballan qaaday inay soo gudbin doonaan faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan weerarka saacadaha soo socda.

Iyadoo weli rasaas xoogan laga maqlayo gudaha xerada Xalane, ayaa dhanka kale guutada jugtada culus ee Al-Shabaab waxay madaafiic ku garaaceen qeybo ka mid ah Xerada, iyadoona duqeyntaas ay si gaar ah u beegsaday dhismayaasha deegaanka u ah ajaanibta ee ku yaalla Xerada Xalane.

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo duqeyntaas ayaa sababtay khasaare nafeed iyo burbur soo gaaray qeybo ka mid ah dhismayaasha xerada, inkastoo aanan tirokoob rasmi ah la heynin.

Weerarkan oo ahaa midkii ugu cuslaa ee waayahan ay martigeliso magaalada Muqdisho ayaa imaanaya iyadoo kala guur siyaasadeed iyo mid amni ay wajaheyso DFS iyo Shisheeye tabantaaba xukuumaddan taagta daran.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Xogta Laga Helayo Camaliyadda Ka Socota Xerada Xalane.
Next: Dhageyso Xogtii Ugu Dambeysay Ee Xerada Xalane.

Related Stories

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.

July 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.

July 27, 2026
Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.
  • Allposts
  • Warar

Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.

July 27, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada