Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Qaraxyo Mas’uuliyiin Iyo Saraakiil Lagu Laayay Oo Beledweyne Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Qaraxyo Mas’uuliyiin Iyo Saraakiil Lagu Laayay Oo Beledweyne Ka Dhacay.

March 23, 2022

Qaraxyo waaweyn ayaa caawa laga maqlay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kuwaas oo lala beegsaday mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin ka tirsan DFS iyo maamul goboleedka HiirShabelle.

Mid ka mid ah qaraxyadan ayaa ka dhacay gudaha xerada Lama Galaay ee ku taalla duleedka magaalada Baladweyne, halkaas oo ay ka socoto abaabulka doorashada kuraasta taalla magaalada Baladweyne sidoo kalena ay degan yihiin siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta u sharraxan kuraasta xilldhibaanimo.

Qaraxa labaad ayaa isna ka dhacay banaanka xerada, halkaas oo lagu beegsaday ciidamo iyo saraakiil gurmad ahaa oo soo gaaray xerada markii uu dhacay qaraxii koowaad.

Tobanaan isugu jira siyaasiyiin u sharraxnaa xildhibaanimo, mas’uuliyiin ka tirsan DFS iyo kuwa HiirShabelle oo ay ku jiraan xildhibaano hadda jooga iyo kuwa hore, waziiro ka tirsanaa xukuumadihii dalka soo maray ayaa ku dhintay, kuna dhaawacmay qaraxyadaas sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxyadan iyagoo sheegay inay qaraxyo ka fuliyeen xerada Lama Galaay oo ay joogeen xubno katirsan murtadiinta. sida lagu sheegay war kasoo baxay taliska ciidamada Al-Shabaab.

Xerada Lama galaay oo ah halka qaraxyadu ka dhaceen ayaa aad ugu dhow xarunta maamulka gobolka Hiiraan, waxaana ay ka mid tahay goobaha aadka loo ilaaliyo ee ay ka socoto abaabulka doorashada, sidoo kalena degan yihiin siyaasiyiinta kuraasta xildhibaanimo u soo raadsaday magaaladaasi.

Bishii lasoo dhaafay ayey ahayd markii sidan oo kale qarax xoogan oo ka dhacay Baladweyne lagu dilay mas’uuliyiin kala duwan oo katirsanaa maamulka HiirShabelle oo u uu ku jiray gudoomiye ku xigeenkii maamulka gobolka Hiiraan, iyo siyaasiyiin u sharraxnaa kuraasta xildhibaanimo ee taalla gobolka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Xogtii Ugu Dambeysay Ee Xerada Xalane.
Next: Al Shabaab oo Warsaxaafadeed ku faah faahiyay Weeraradii Xalane iyo Beledweyne [Bayaan].

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada