Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Weeraro Kala Duwan Oo Lala Beegsaday Shisheeyaha Iyo Federaalka.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraro Kala Duwan Oo Lala Beegsaday Shisheeyaha Iyo Federaalka.

August 7, 2022

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey howlgala kala duwan oo isugu jira dilal Igtiyaalaad ah,dagaallo iyo qaraxyo ka kala fuliyeen koonfurta dalka Soomaaliya iyo dhulka NFD ee Kenya xooga kaga heysata Soomaaliya.

Banaadir.

Xasan Faarax Jiicle oo loo yaqaanay (Sagaar Ari) oo ahaa Sargaal Gaanshaanle Dhexe ah sidoo kalana ahaa Taliye ku xigeenka maleeshiyaatka Ridada degmada Wadajir ayey xalay Mujaahidiinta ku dileen magaalada Muqdisho.

Isla Banaadir Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen fariisinka Murtadiinta ee dhismaha Warsama Indhool ee degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho.

Isla Banaadir Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen fariisinka Murtadiinta ee xaafada Roob da’ay ee deegaanka Kaxda ee duleedka Muqdisho.

Isla Banaadir Qarax ka dhacay Tabeelaha Sh. Ibraahim ee duleedka Muqdisho, waxaa lala beegsaday maleeshiyaat murtadiin ah oo lugeeynayay, 1 Askari ayaa kaga dhaawacmay Qaraxaasi.

Isla Baaadir ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen hooyga uu degmada Kaaraan ka daganyahay gudoomiyaha arimaha bulshada ee maamulka Murtadiinta ee degmada Dayniiile murtadka lagu magacaabo Xabeeb khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa jiraan.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka 7 madfac ku garaaceen xerada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo kuwa Murtadiinta ee Liyuu Booliska ee deegaanka Caato, Waxeyna Madaafiicda ku wada dhaceen gudaha xerada.

Baay.

Ciidamada Mujaajidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee Xero Kowaad ee bartamaha degmada Diinsoor.

Isla Baay Ciidamada Mujaahidiintu waxey kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo doonayay iney dhibaateeyaan dadka ku dhaqan deegaanada hoostaga magaalada Baydhabo dib ayaana murtadiinta loogu celiyay baydhabo.

Jubbooyinka.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada Kufaarta Kenya ee deegaanka Kulbiyow waxaana dagaalkaas ku dhaawacmay 8 askari oo Saliibiyiinta Kenya ah.

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen saldhigyada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ee degmada Qoryooley.

Isla Shabeelada hoose waxey Mujaahidiintu xalay dagaaal ka fool ka fool ah ku qaadeen saldhigyada Kufaarta iyo Murtadiinta ee degmada Jannaale.

Isla Shabeelada hoose waxey Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Numbar60

Isla Shabeelada Hoose Qarax ka dhacay gudaha degmada Janaalle ayaa lala eegtay maleeshiyaat ka tirsan Ridada, waxaana uga dhaawacmay 1 Askari .

Dhulka NFD Ee Kenya Gumeysata.

Habeenkii xalay waxay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weeraro saf-ballaaran ah ku qaadeen 3 xiro oo ay ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaanka Ceel-Goolij oo hoostaga degmada Ceel-Qaalow ee isla gobalka Mandheera.

Isla Dhulka NFD ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa wadada u galay kolonyo ay la socdeen askarta Kenya oo kasoo baxay deegaanka War-guduude kuna sii jeeday degmada Ceel-Qaalow ee gobalka Mandheera.

Hal gaari oo ka mid ahaa kolanyada saliibiyiinta ayaa kamiinkaas lagu gubay.

Isla NFD Deegaanka Finnow oo hoostaga degmada Carabiyo ee gobalka Mandheera waxaa isana ka dhacay, weerar lagu qaaday fariisin ay ciidamada keenyaatiga ku leeyihiin halkaas.

Isla gobalka Mandheere degmada Carabiyo ee gobalka Mandheera waxaa ka dhacay weerar ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen xiro ay ciidamada keenyaatiga ku lahaayeen degmadaas.

Isla gobalka Mandheere Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxey weerar ku qaaday fariisin ay ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaanka Sheykh Barrow oo hoostaga degmada Lafey ee gobalka Mandheera.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Muqaawamada Falistiin Oo Ku Dhawaad 100 Gantaal Ku Garaacay Talaabiib.
Next: Dhageyso Sheekh Cali Katiin Iyo Fadliga Soonka Yowmu Caashuuraa.

Related Stories

14 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Howlgal Ka Dhacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

14 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Howlgal Ka Dhacay Sh/hoose.

March 2, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-09-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-09-1447 Hijri.

March 2, 2026
Dhagayso Afar Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Buulo-fulaay.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Afar Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Buulo-fulaay.

March 2, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada