Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Baarsanguuni ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo.
Sidoo kale waxay Mujaahidiintu saaka dagaal culus ku qaadeen saldhig maleeshiyaad murtadiin ah oo uu Imaaraadku tabobaray kuleeyihiin inta u dhaxaysa Buulo-gaduud iyo magaalada Kismaayo ee isla Jubbada hoose.
Dhanka kale, ciidamada mujaahidiintu waxay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Afrikaanta kaga suganyihiin deegaanka Golweyn ee hoostaga degmada Buulo mareer.
Sidaas oo kale waxay ciidamada dagaallo culus ugu ekeeyeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Bariire iyo saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Jannaale iyo saldhigga murtadiinta ee degmada Qoryooley.