Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xog Laga Helayo Qaraxa Lagu Dilay Indha Biriq.
  • Allposts
  • Warar

Xog Laga Helayo Qaraxa Lagu Dilay Indha Biriq.

August 9, 2022

Qarax ka dhacay duleedka degmada Matabaan ee Wilaayada Hiiraan ee Bartamaha dalka Soomaaliya waxaa lala beegsaday gaari ay la socdeen saraakiil ka tirsan Federaalka.

Qaraxan waxaa lagu dilay Labo sarkaal oo kala ahaa gudoomiyihii hore ee maamulka Murtadiinta ee degmada Matabaan Cabdullaahi Cumar Xaashi (Indha-Biriq)  iyo sarkaal kale oo ka tirsanaa maamulka Matabaan kaasi oo isagana lagu magacaabi jiray Maxamed Xuseen.

Sidoo kale waxaa qaraxan lagu dhaawacay labo askari oo Murtadiin ah, Iyadoona qaraxa uu burburiyay gaarigii ay saraakiishaas la socdeen.

Dhanka kale Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxey ku dileen Sarkaal Murtad ah oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdullaahi Cusmaan oo in muddo ah lagu raad joogay kuna lug lahaa fal dambiyeedyo kala duwan oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Sarkaalkan oo ku magacdheeraa Garas ayaa la sheegay inuu mas’uul ka ahaa dilka dhalinyaro tobanaan ah oo sanadihii 2011 ilaa 2012 lagu laayey magaalada Muqdisho xilligaas oo uu la shaqeynayey taliyihii sirdoonka gobolka Banaadir Khaliif Erig.

“Mujrimkan wuxuu ahaa dambiile in muddo ah lagu raad joogay, wuxuu laayey dad shacab ah iyo walaalo Mujaahidiin ah oo uu ku jiro walaalkeen Cabdi Majiid oo ka mid ahaa halyeeyadii ka howlgali jiray Muqdisho” Sidaas waxaa yiri sarkaal ka tirsan Jihaazka amiga ee Shabaabul Mujahidiin.

“Ka taqalusidda ninkaas mujrimka ah wuxuu mar kale farriin cad u gudbinayaa saraakiisha cadawga, taas oo nuxurkeedu yahay in gacanta dheer ee Mujaahidiinta ay gaari doonto qof waliba maalin maalmaha kamid ah godob ka galay ummadaas Soomaaliyeed ee Muslimka ah ” ayuu sii raaciyay sarkaalka ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin.

Ninkan oo darajadiisu ahayd gaashaanle sare kana tirsan sirdoonka DFS ayaa howlgalka lagu khaarijiyey waxaa uu ka dhacay Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, Iyadoo raggii howlgalka fuliyeyna ay si nabad ah goobta uga dhaqaaqeen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Iyo Askar Kenyaati Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Mandheere.
Next: Cod+Akhriso Magacyada Jawaasiis Lagu Toogtay Fagaaraha Degmada Jilib.

Related Stories

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri

May 31, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri

May 31, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada