Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Al-Shabaab: Dowladda cusub ee Kenya waxay heysataa fursad ay ciidankeeda kula baxdo [BAYAAN]
  • Allposts
  • Warar

Al-Shabaab: Dowladda cusub ee Kenya waxay heysataa fursad ay ciidankeeda kula baxdo [BAYAAN]

August 29, 2022

War saxaafadeedkan oo ku qornaa luuqadda English kana soo baxay maktabka warfaafinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in dowladda Kenya ay heysato fursad kale oo u suuragelin karta in ay dib u eegis ku sameeyaan siyaasadeeda arrimaha dibadda gaar ahaan duuullaanka military ee gardarada ah ee ay kusoo qaadeen wadanka Soomaaliya.

Waxaase haddii ay khasaariyaan fursadaas loo sheegay inay cuqubadeedu noqon doonto mid ka adag intii hore.

“Doorasho si adag loogu loollamay oo wadanka ka dhacday kadib, Kenya waxay maanta taagan tahay dariiq kalabeyr ah xilli ay Kenyaatigu isku diyaarinayaan in ay xafiiska keensadaan madaxweyne cusub, waxay markale heystaan fursad ay ku muraajaceyn karaan go’aannada siyaasadooda arrimaha dibadda iyo raadadka ka dhalanaya go’aanadaas oo uu ugu horreeyo duullaanka sharci darada ah ee ay kusoo qaadeen Soomaaliya” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka.

Musharrixiinta uu tartamayey xilka madaxtinimo ee wadanka ayuu sheegay war saxaafadeedku in mudadii lagu gudajiray ololaha doorashadooda aysan dadweynaha usoo bandhigin ajandayaasha uga aadan amniga faraha kasii baxaya ee dalka Kenya iyo duullaanka sii daba dheeraaday ee ay ciidankooda ku joogaan Soomaaliya, taasna ay ka tarjumeyso inay weli kusii adkeeysanayaan wadada dagaalka si ay u meelmariyaan danaha asyaadooda reergalbeedka iyagoo halis gelinaya nolosha muwaadiniintooda, mudnaanta ugu horeysana siinaya masaalixda reergalbeedka ee ay xaqiijinayaan.

“Muddo 11 sano ah ayaa laga joogaa markii ay Kenya duullaanka kusoo qaaday Soomaaliya, ilaa maantadana Kenya kuma guuleysan wax uun ka mid ah ahdaaftii aasaasiga ahayd ee duullaanka, ciidamada military Kenya waxay ku go’doonsan yihiin saldhigyadooda, kama soo baxaan godadka ay gabbadaan xabadda Mujaahidiinta, mana awoodaan inay qaadaan weerar ka dhan ah Mujaahidiinta, halka dhanka kale, Mujaahidiintu ay sii laba jibbaareen weeraradooda aargoosiga ah ee ka dhacaya gudaha Kenya, ayna fuliyeen boqolaal weeraro abaabulan ah oo lagu beegsaday ciidanka Kenya iyo xarumahooda” ayaa lagu yiri bayaanka.

War saxaafadeedka kasoo baxay xafiiska warfaafinta Xarakada Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in markii dowladda Kenya ay ku guuldareysatay sugidda amniga wadanka, inay xukuumaddu maciin biday inay afka u qabato warbaahinta si xaqiiqooyinka argagaxa leh ee laga soo gudbinayo dagaalada looga qariyo dadka Kenyaatiga ah, loogana hortago inay dadku isweydiiyaan su’aalaha xasaasiga ah ee ku saabsan duullaanka Soomaaliya.

Waxay sidoo kale dowladda Kenya diiday in ay qirato tirada askarta loog dilay Soomaaliya kuwaas oo ilaa maanta aan la garaneyn, tiradoodana la ogeyn.

Intaas waxaa sii dheer in askartii u dhimatay difaaca dalkooda sida la sheegay lagu aasay xabaala aanan la garaneyn, halka maxaabiistii looga qabtay dagaalada meel cidla ah looga dhaqaaqay.

War Saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladda Kenya ay sii laba jibbaartay cadaadiska ka dhanka ah dhalinyarada Muslimiinta iyadoo kula kaceysa afduub iyo dilal sharci daro ah iyadoo ku hoos gabaneysa la dagaalanka waxa loogu yeero argigixisada, waxaana ay Xarakadu baaq Muhiima u jeedisay dhalinyarada Muslimiinta.

War saxaafadeedka waxaa lagu yiri: “Waxaan muslimiinta Kenya ku boorineynaa inay difaacdaan dhibaatada ay dowladda Kenya ku heyso iyaga iyo qoysaskoodaba. Aamusnaantiina waxay sii xoojineysaa inuu sii socdo dulmiga lagu hayo walaalahaaga. Muslimiinta Kenya iyo Soomaaliya waa inay yeeshaan istaraatiijiyad wada shaqeyn oo ka dhan ah gaalada, ayna soo jawiibaan baaqa Allaah ee ah inaan la dagaalano gaalada.”

War Saxaafadeedka ayaa gebagebadii fariimo muhiim ah u jeediyey dowladda Kenya iyo shacabkeeda waxaana lagu yiri: “Dhowr jeer ayaanu idinkaga dignay in duullaanka sharci darada ah ee aad kusoo qaadeen Soomaaliya, iyo siyaasadaha dulmiga ku dhisan ee dowladihiina ay yeelan doonaan cawaaqib halis badan, iminkana waxaan idiin sheegeynaa in inta ay dowladiinu sii wado duullaanka ka dhanka ah dhulalkeena, sii joogteeyneyso dulmiga ka dhanka ah walaalaheena Muslimiinta, wey sii socon doonaan weerarada ka dhacaya gudaha dalkiina, ogaada inaan gardaradiina ka difaaci doono dhulalkeena iyo dadkeena, waxaan si gaar ah diiradda u saari doonaa fulinta weerarada ka dhanka ah magaalooyinkiina intaba xukuumadiina ay heysato dhulalka Muslimiinta.”

“Haddii dowladda cusub ee la doortay ay kusii adkeeysato dariiqa dagaalka iyo sii socoshada duullaanka gardarada ah ee Soomaaliya, Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ma beegsan doonto oo kaliya ciidamada kusoo duulay wadanka, balse ay weeraro ka fulin doontaa xudunta iyo xarumaha waaweyn ee Kenya Allaah idankii, ilaa inta saliibiyiinta Kenya laga ceyrinayo dhulalka Muslimiinta ee ay kusoo duulleen, Shareecada Allaahna laga hirgelinayo, diinta oo idilna ka noqoneysa mid Allaah oo kaliya u sugan” ayaa lagu soo gunaanaday war saxaafadeedka.

Img Description
Img Description
    
About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Wareysiga Amiirkii Hogaaminayay Halyeeyadii Fuliyay Weerarkii Hoteel Xayaat.
Next: Jabhadda TPLF Oo Dagaal Kula Wareegtay Magaalada Weldiya.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada