Taliska ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhow baahiyay faahfaahinta weerarka cagta lagu mariyay kolonyada maleeshiyaadka murtadiinta ah, wuxuuna talisku xaqiijiyay in weerarkaan lagu dilay inka badan 321 murtadiin ah, tiro intaas ka badann lagu dhaawacay.
Halkan Ka Degso Bayaanka Taliska Ciidanka Oo PDF Ah Ama Hoos Ka Akhriso.