Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Sheekh Cali Dhere Oo Ka Hadlay Dagaalkii Yasooman, Fariin Adagna Jeediyay.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Sheekh Cali Dhere Oo Ka Hadlay Dagaalkii Yasooman, Fariin Adagna Jeediyay.

October 13, 2022

Afhayeenka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hadlay dagaalkii cuslaa ee maanta ka dhacay deegaanada Yasooman iyo Beera-Yabaal ee duleedka degmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan.

Sheekh Cali Dhere ayaa sheegay in 117 askari oo ka mid ahaa ciidamadii halkaas ku sugnaa lagu dilay dagaalka, isla markaana ay soo ganiimaysteen hub iyo gaadiid dagaal oo casri ah.

“Dagaal qaatay mudo hal saac ku dhow, waxaa mujaahiidiinta Allaah fadligiis u suuragashay iney si buuxda ula wareegaan labadaas xero. Dhimashada hordhaca ah waa 117 murtad, wax dhaawac ah aan xerada uga tagnayna ma jiraan. Waxey mujaahidiinta gacanta ku dhigeen 9 gaari oo ay ku jiraan gaadiidka gaashaaman ee Turkigu siisay dawlada ridada ah” ayuu yiri Sheekh Cali Dhere.

Sheekh Cali Dheere ayaa farriin u diray ciidamada DF iyo maleeshiyaatka macawiislayda ah.

“Waxaan halkaan fariin uga dirayaa ciidamada murtadiinta ah, waxaan leeyahay waxaad xaabo u tihiin dagaal aanan kiina aheyn, waxaad difaac u tihiin cadowga xaqiiqiga ah ee aanu is heyno, waxaad doorateen inaad difaac u noqotaan gaalada dalkeena kusoo duushay. Waxaad ogaataan inaad u dhimanaysaan badalka askar Mareykan, Turki iyo gaalada la magac baxday ATMIS, waxaad tihiin ma liibaanayaal saliibiyiintu ku liibaaneen”

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri: “Ha ku kadsoomina Dal iyo dadbaad wax u qabaneysaan. Waxaad ogaataan inaad Ilaahay la dirireysaan diintiisa in lagu dhaqmana aad diidan tihiin, waxaad is weydiisaan maxaa adiga iyo gaalka Mareykan ah, kan Yugandheyska ah iyo kan itoobiyaanka ah isku saf idin geliyay, oo gacalo idinka dhigay. Waxaad manta heystaan fursada aad Allaah ugu towbad keeneysaan, ee Allaah u towbad keena, intaadan gacanta mujaahidiinta soo gelin. Furimaha waxaa la idiin keenaa si meydadkiina ay isaga soo fogeeyaan, insha’Allaah hantida aad sidataan waxey qaniima u tahay mujaahdiinta.”

Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Dheere ayaa baaq tawbad-keen ah u diray qof walba ama qabiil walba oo ku sirmay hagardaamooyinka cadawga ummada Soomaaliyeed.

“Waxaan baaq u dirayaa qof kasta oo ku kadsoomay dhagarta cadawga, qabaa’il ama afraad, culimo iyo caamo waxaan ugu baaqeynaa iney Allaah u towbad keenaan, waxaana ummadeena uga digeeynaa in aysan marnaba ku kadsoomin hagardaamooyinka Xasan Sheikh iyo kooxdiisa maleegaayaan. Qofkii af ama adin uga qeyb qaata diin la dirirka uu horkacayo Xasan Sheikh nabad kuma hoyanayo meel kastana waan ku beegsaneynaa”. Ayuu yiri Sheekh Cali Dhere.

Hadalka afhayeenka Xarakada Al-Shabaab aya kusoo aadaya xilli maarna ciidamada Al-Shabaab ay cagta mariyeen saldhigyadii ciidamada DF iyo maleeshiyada Macawiisleyda ee Yasooman iyo Beera-Yabaal. Sidoo kale hadalka Sheekh Cali Dheere ayaa kusoo aadaya xilli masuuliyiinta iyo warbaahinta DF ay sheegeen in afhayeenka lagu dilay dagaal laba isbuuc kahor ka dhacay duleedka degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Sheekh Cali Dheere.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/10/Kalimad-Sh-Cali-Dheere-Malxamadda-Yasooman-iyo-Beeryabaal.mp3

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka 17-3-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-3-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Ramadaan-1447-Hijri

March 2, 2026
Akhriso Xogta Xildhibaan Kenyan Ah Iyo Rakaab Kale Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Xildhibaan Kenyan Ah Iyo Rakaab Kale Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed.

March 2, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 12-aad}.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 12-aad}.

March 2, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada