Allposts Dhageysiga Dhageyso Faafreebka Oo Caawa Lagu Faaqidi Doono Shirkii Nuqabada. November 12, 2022 Barnaamijka Faafreebku wuxuu ka mid yahay barnaamijyada ugu faca wayn ee shacabka Soomaaliyeed sida aadka ah udhageystaan, waxana lagu lafo guraa dhacdooyinka maalinkaasi ugu waa wayn, Barnaamijku wuxuu soo galaa 9:00 fiidnimo habeen kasta marka laga reebo habeenka sabtidu soo galayso. Faafreebka Wararka -19_Rabiicul thanii1444-Hijri. https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/11/Faafreebka_Wararka_Habeenka_koowaad_Shirka_Nuqabada_1444_Midka_Sax.mp3 About The Author Calamada News See author's posts Continue Reading Previous: Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -19-4-1444-Hijri Related Stories Weerar 7 Askari Lagu Dilay Oo Caawa Ka Dhacay Garasbaalley, Duleedka Muqdisho. Allposts Warar Weerar 7 Askari Lagu Dilay Oo Caawa Ka Dhacay Garasbaalley, Duleedka Muqdisho. January 15, 2026 Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-07-1447-Hijri Allposts Dhageysiga Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-07-1447-Hijri January 15, 2026 Dab Khasaare Baaxad Leh Gaystay Oo Ka Kacay Suuq Kuyaal Buurhakaba. Allposts Warar Dab Khasaare Baaxad Leh Gaystay Oo Ka Kacay Suuq Kuyaal Buurhakaba. January 15, 2026