Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • QM oo Kordhisay Cunaqabateynta Hubka Ee Saaran Soomaaliya [WARBIXIN]
  • Allposts
  • Warar

QM oo Kordhisay Cunaqabateynta Hubka Ee Saaran Soomaaliya [WARBIXIN]

November 19, 2022

Fadhi ay yeesheen golaha ammaanka ee gaalada midowday ayaa markale lagu cosboonaysiiyay cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya, arintaas oo quus iyo rajo beel ku riday kooxda ridada Soomaaliya oo naawileysay inay gaalada caalamka ka hesho hub iyo saanad military oo ay u kaashadaan dagaalka ay ku hayaan shareecada Allaah.

Kulanka golaha ammaanka ee gaalada midowday oo ay soo xaadireen xubnaha inka badan 10 waddan ayaa lagu lafa-guray sidii loo kordhin lahaa cunaqabataynta dhanka hubka ah ee saaran Soomaaliya, maadaama ay madaxda murtadiintu codsadeen in dalka laga qaado cunaqabatayntaasi.

Ilaa 11 waddan ayaa ansixiyay qaraar lagu cosboonaysiinayo cunaqabataynta dhanka hubka ah ee saaran Soomaaliya, dowladaha Ruushka, Shiinaha, Gaaboon iyo Gana ay kasoo horjeesteen.

Qaraarkan ayaa qeexaya in muddo sannad ah uu xubnaha goluhu isku raacay in ilaa 15 Desember sannadka soo socda ee 2022 ay sii shaqeyn doonto cunaqabateynta, taas oo ku jaan go’an muddo sanad ah, waxayna sheegeen in dib u eegis iyo qiimeyn lagu sameeyn doono sanadkaasi kadib.

Abuukar cismaan wasiirka kooxda Riddada Soomaaliya u fadhiya qaramada midooobay ayaa shegay in go’aankan uu dhabarka ka jabinayo kooxdiisa madaama uu ka hor imaanayo rabitaankooda dowladnimo iyo inay heleen hub ku filan oo ay kula dagaalamaan shareecada islaamka.

Cunaqabateyntaan gacamaha ayay naga xiraysaa maadaama lagu jiro xilligii ugu adkaa ee aan dagaalka kula jirno Al-shabaab” waxaa sidaas yiri murtad Abuukar Cusmaan oo ka fal celinayay go’aanka kasoo baxay golaha ammaanka ee gaalada midowday.

Kooxda Ridada Soomaaliya ayaa horay golaha ammaanka ee QM ka codsatay in laga qaado xayiraadda dhanka hubka ee saaran si ay u helaan aaladaha lagu dagaalamo, kuwaas oo ay u kaashan karaan dagaalka ay kula jiraan Mujaahidiinta, balse go’aankan ayaa noqonaya mid dhabarjab ku ah kooxdaas, maadama ay yihiin dhabadhilifyo aanan isku fileyn oo ku daaban dowladaha saliibiyiinta ee reergalbeedka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Muslimiinta Iyo Cowlamada. Xalqada 12aad
Next: Akhriso Weeraro Lagu Miray Saldhigyada Shisheeyaha iyo Federaalka.

Related Stories

Masar & Erateriya Oo Mar Kale Soo Saaray Go’aan Ka Dhan Ah Damaca Badeed Ee Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Masar & Erateriya Oo Mar Kale Soo Saaray Go’aan Ka Dhan Ah Damaca Badeed Ee Itoobiya.

July 20, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Safar-1448-Hijri.

July 20, 2026
Mareykanka Oo Kooxda Gurguurte Ku Bogaadiyay Muwaadiinka Soomaaliyeed Ee Ay Usoo Gacan-gelisay.
  • Allposts
  • Warar

Mareykanka Oo Kooxda Gurguurte Ku Bogaadiyay Muwaadiinka Soomaaliyeed Ee Ay Usoo Gacan-gelisay.

July 20, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada