Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso: Gaadiidleyda Sh/dhexe Oo Ka Cabanaya Isbaarooyin Xad dhaaf Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso: Gaadiidleyda Sh/dhexe Oo Ka Cabanaya Isbaarooyin Xad dhaaf Ah.

November 30, 2022

Gaadiidleyda iyo dadka socotada ah ee isticmaala waddooyinka gobolka Sh/dhexe ayaa qaati ka taagan isbaarooyinka xad dhaafka ah ee ay maleeshiyaadka Riddada soo dhigteen inta u dhaxayso magaalada Muqdisho iyo degmada Mahadaay, Halkaas oo ay dadka rayidka ah ku baadaan.

Arrintan waxay si gaar ah u saamaysay dareewallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha iyo dadka rakaabka ah ee la socda gaadiidka, kuwaas oo sida ay sheegeen isaga kala goosha gobollada Banaadir iyo Sh/dhexe.

Mid ka mid ah gaadiidleyda oo isbaarooyinka murtadiinta ka hadlayay ayaa sheegay in maleeshiyaadka kooxda Riddada ay isbaarooyin tira beel ah soo dhigteen laga soo billaabo isgoyska Ex Control Afgooye illaa degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe halkaas oo lacago xad-dhaaf ah looga qaado gaadiidka.

Arrintan ayaa kusoo beegmayso xilli ay lixaadsadeen isbaarooyinka murtadiinta ee yaala laga soo billaabo Muqdisho illaa deegaannada gobolka Sh/dhexe ee ay  ka arrimiyaan maleeshiyaadka kooxda Riddada, Shalay uun ayay ahayd markii askari ka tirsan maleeshiyaadka murtadiinta uu dareewal gaari lacag dhan 10 kun oo shilinka soomaaliga ah ugu dilay degmada Balcad ee isla gobolkaasi.

Halkan Ka Dhagayso Codka Cabashada Gaadiidlayda.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/11/Cabashada-Gaadiidleyda.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso: Sh Cali Dheere Oo Ka Warbixiyay Howlgalkii Villa Reys.
Next: Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Safar-1448-Hijri.

July 22, 2026
Midowga Afrika Oo Walaac Ka Muujiyay Burburka Duullaankooda Soomaaliya Ee AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Midowga Afrika Oo Walaac Ka Muujiyay Burburka Duullaankooda Soomaaliya Ee AUSSOM.

July 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-02-1448-Hijri.

July 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada