Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhaawaca Waziirka Amniga Oo La Geeyay Turkiga.
  • Allposts
  • Warar

Dhaawaca Waziirka Amniga Oo La Geeyay Turkiga.

November 30, 2022

Murtad  Maxamed Doodishe oo ah wasiirka Amniga ee Kooxda Riddada Soomaaliya oo dhaawac culus uu kasoo gaaray weerarkii mujaahidiinta ay ku qaadeen xarunta Villa Rose ee magaalada Muqdisho ayaa dhaawaciisa loola cararay dalka Turkiga.

Dhaawaca murtad Doodishe ayaa si qarsoodi ah looga qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo la geeyay waddanka Turkiga halkaas lagu dabiibayo, Waxaana la warinayaa in dhawaciisu yahay mid culus.

Murtadkan ayaa la sheegayaa in intii uu socday dullaankii mujaahidiinta  ay ku qaadeen xarunta Villa Rays uu iska soo tuuray dabaq, waxaana xaaladdiisa caafimaad waxba looga qaban waayay cisbitaallada Muqdisho.

Dhinaca kale xaalad cabsi iyo jahwareer ah ayaa soo wajahday Kooxda Riddada ah ee Soomaaliya ka dib weeraradii madaxtooyada, waxayna maleeshiyaadka murtadiinta ay xireen waddooyinka muhiimka ah ee caasimada, kuwaas oo markii hore furnaa.

Waddooyinka ku yaalla isgooyska Dabka ilaa iyo Sayidka aya lasoo sheegayaa in la xiray, taas oo keentay inay joogsadaan isku socdkii gaadiidka iyo ganacsiga.

Walaaca haysta Kooxda Riddada Somalia ayaa sii xoogaystay kadib markii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab sheegtay in ay soo labteen qaar ka mid ah raggii fuliyay dullaankii madaxtooyada, ayna u diyaarsanyihiin in ay fuliyaan hawlgallo kale sida uu ka dhawaajiyay afhayeenka Mujaahidiinta Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere Xafidahullaah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-05-1444 Hijri.
Next: Dhagayso: Somaliland Oo Xarumo Khamriga Lagu Iibiyo Ka Furi Doonto Berbera.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-02-1447-Hijri.

August 3, 2025
Dhagayso Waaliga Sh/hoose Oo Ka Warbixiyay Dagaalladii Lagu Jabiyay Ciidanka Uganda.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Waaliga Sh/hoose Oo Ka Warbixiyay Dagaalladii Lagu Jabiyay Ciidanka Uganda.

August 3, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-02-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-02-1447 Hijri.

August 3, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada