Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xasuuq Iyo Barakicin Ka Socda Gobolka Tigray.
  • Allposts
  • Warar

Xasuuq Iyo Barakicin Ka Socda Gobolka Tigray.

December 3, 2022

Wararka ka imaanaya waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in xasuuq, barakicin iyo bililiqo ba’an uu ka socdo gobolka Tigray ee dhaca waqooyiga waddanka Itoobiya, xilli dhowaan heshiis labo geesood ah uu mucaaradka iyo dowladda dhexe ku dhex maray dalka Koonfur Africa.

Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganayso ilo wareedyo dhanka ammaanka ayaa sheegtay, in maleeshiyaadka Axmaarada ee taabacsan dowladda Itoobiya iyo kuwa Elatariya ay xasuuq ba’an ka gaysteen gobolka waqooyiga dhaca ee Tigray, oo ah gobol ay ku loolamayaan mucaaradka iyo xukuumadda xabashida.

Inkastoo uu dhowaan dhacay heshiis aan caga buuran ku taagnayn oo dhex maray TPLF iyo xukuumadda Abiy Axmed, haddana ciidamada ku xiran dowladda dhexe ee Addis Ababa waxay billaabeen tallaabooyin ka dhana heshiiska oo begsanaya dadka Tigray-ga, sida laga soo wariyay magaalooyin badan oo dhaca gobolkan.

Reuters oo soo xiganayso ilo wareedyo dad goobjoogeyaal ah oo ku sugan gobolka furinta ah ee dhaca waqooyiga wadanka ayaa sheegtay in ciidamada isku dhafka ah ee Axmaarada iyo Elatariya ay barakiciyeen kumannaan Tigray ah, halka ay xasuuq iyo bililiqo isugu dareen dad badan oo kasoo jeeda qowmiyadan oo dagaal xooggan oo qaatay muddo 2 sanno ah la gashay dowladda xabashida.

Kumannaanka Tigary-ga ah ee laga barakiciyay hoygooda iyo kuwa la toogtay ayay wakaaladdu sheegtay inay wakhtigaasi ku sugnaayeen gobolka Tigray xilli gobolkan ay wali joogaan ciidamada dowladda Elatariya iyo kuwa Axmaarada.

Jabhadda hubeysan ee Tigray ayaa horay uga digtay xadgudubyada ay ku kacayaan ciidamada dowladda Elatariya xilli ay ka hadlaysay xabad joojintii ay dhinacyadu ku kala saxeexdeen dalka Koonfur Africa, Heshiiskaas oo aan caga buuran ku taagnayn ayaana imika u muuqda mid sii burburaya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-05-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -09-5-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Safar-1448-Hijri.

July 22, 2026
Midowga Afrika Oo Walaac Ka Muujiyay Burburka Duullaankooda Soomaaliya Ee AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Midowga Afrika Oo Walaac Ka Muujiyay Burburka Duullaankooda Soomaaliya Ee AUSSOM.

July 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-02-1448-Hijri.

July 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada