Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Iyo Dagaallo Ka Kala Dhacay Wilaayaadka Koonfureed Iyo NFD.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Iyo Dagaallo Ka Kala Dhacay Wilaayaadka Koonfureed Iyo NFD.

December 5, 2022

Qaraxyo culus oo maanta ka kala dhacay deegaannada Tareedisho iyo Ceelasha biyaha waxay ciidanka Mujaahidiintu la beegsadeen maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta kuwaas oo xilliga uu qaraxu haleelayay ku sugnaa duleedka magaalada Muqdisho, Waxaana inta la ogyahay qaraxyadan barakaysan ku dhintay 2 askari oo murtadiin ah halka sidoo kale uu ku dhaawacmay mid kale.

Dhinaca kale waxay ciidamada Mujaahidiintu weerar jidgal ah u dhigeen maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta oo ku socdaalayay duleedka magaalada Kismaayo, weerarkan oo si gaar ah kaga dhacay deegaanka Labadas garas ayaa beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah, halkaas oo Allaah fadligii lagu dilay 1 askari oo murtad ah halka mid kalena lagu dhaawacay.

Dhanka kale waxaa la shaaciyay numberka khasaare ee maleeshiyaadka Riddada ee uu Maraykanku soo carbiyay ku gaaray qarax barakaysan oo maanta ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Juxaay ee duleedka Masaajid Cali Gaduud, Dhimashadu waa 5 askari oo labo ka mid ah ay saraakiil ciidan ahaayeen waxaana saraakiisha lagu kala magacaabi jiray Captain Mursal Ciise iyo Naasir oo ahaa sargaal miine baare ah oo labaduba ka tirsanaa maleeshiyaadka murtadiinta ee loo yaqaan Baangaraafta.

Ciidanka jabhadda Mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose waxay weerar qorsheysan ku qaadeen saldhigga ciidanka kuffaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Yugaandha ay ka deganyihiin degmada Qoryoley iyo xerada murtadiinta ee degmadaas.

Dhanka dhulka NFD gaar ahaan gobolka Gaarissa ee ku hoos jira gumeysiga dowladda saliibiyadda ah ee Kenya waxay Mujaahidiintu weerar dhabbo-gal ah u dhigeen kolonyo ciidamo saliibiyiin Kenyaati ah oo ka baxay deegaanka Weelmareer kuna sii jeeday magaalada Yunbis.

Ilo wareedyo muhiim ah ayaa xaqiijiyay in Mujaahidiintu qoriga nooca RBG-ga la heleen mid ka mid ah gaadiidka kolonyada saliibiyiinta Kenya halkaas oo laga soo wariyay inuu ka dhashay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo soo gaaray Kuffaarta Kenya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-05-1444 Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-05-1444-Hijri

Related Stories

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri

May 31, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri

May 31, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada