Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Xiisadda KG Waziiro Xilalkii Laga Xayuubiyay Iyo Waziir Iscasilay.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xiisadda KG Waziiro Xilalkii Laga Xayuubiyay Iyo Waziir Iscasilay.

December 25, 2022

Xiisadaha colaaded ee ka taagan magaalada Baydhaba ee u dhaxeeya madaxa maamulka ashahaada la dirirka ah ee koonfur galbeed murtadka lagu magacaabo Cabdicaziiz Laftagareen iyo xubnaha muucaaradka ku ah ayaa sii kordhaya, iyadoo waziirro ka tirsan maamulkaas xilalka laga xayuubiyay halka qaarna ay is casileen.

Inkastoo maanta magaalada laga dareemayo xaalad kacsanaan ah, hadana ma jiro wax isku dhac hubeysan ah oo laga soo tabiyay gudaha magaalada, wallow uu socdo abaabul xooggan oo labada dhinac ah.

Waziirkii warfaafinta ee maamulka ashahaada la dirirka ah ee Koonfur galbeed ayaa ku dhaawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka yahay maamulka Cabdicaziiz Laftagareen, isagoo sababta uu isku casilayna ku sheegay dagaallada uu lugaha la galay maamulkii uu ka tirsanaa.

Murtad Ilyaas Cali oo ku magacownaa waziirka warfaafinta maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in dagaalkii lagu qaaday hoyga mid ka mid ah xubnaha mucaaradka uu abaabulay murtad Cabdicaziiz Laftagareen.

Dhanka kale madaxa maamulka ashahaada la dirirka ah ee Koonfur galbeed murtad Cabdicaziiz Laftagareen ayaa shaaciyay in uu xilalkii ka qaaday wasiiro ka tirsanaa golihii waziirada sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiskiisa.

Waziirada uu xilka ka qaaday waxaa ka mid ahaa waiiro dowlaha wazaaradda arrimaha gudaha iyo waziir ku xigeenka wazaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee KG.

Murtad Laftagareen ayaa sidoo kale magacaabay waziirka warfaafinta ee uu iska casilay murtad Ilyaas Cali, isagoo xilkaas u magacaabay murtad lagu magacaabo Cabdifataax Cali yuusuf sida uu sheegay afhayeenkiisa.

Lama saadaalin karo ay ku dambayn karaan xiisadaha colaadeed ee ka taagan magaalada Baydhaba, maleeshiyaadka Laftagareen iyo kuwa mucaaradka ku ah ayaana isku hor fadhiya gudaha magaalada Baydhaba, waxay dadka deegaanku sheegeen in xilli walbas la filan karo isku dhac kale oo dhex mara maleeshiyaadka labada dhinac, iyadoo ay xusid mudan tahay in uu socdo barakac ay samaynayaan dadka deegaanka.

Halkan ka dhagayso codka murtad Ilyaas.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/12/Codka-murtad-Ilyaas.mp3

Halkan ka dhagayso magacaabista iyo xilka qaadista Murtad Laftagareen.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/12/Codka-Magacaabista-Laftagareen-madaxtooyada.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-06-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-6-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 05-Muxarram-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 05-Muxarram-1448-Hijri.

June 19, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Muxarram-1447-Hijri

June 19, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-01-1448-Hijri.

June 19, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada