Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 200 Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Howlgalladii Maxaas {Bayaan}.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 200 Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Howlgalladii Maxaas {Bayaan}.

January 4, 2023

Xafiiska warfaafinta ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa faafiyay macluumaadka camaliyaadkii barakaysnaa ee ay saaka Mujaahidiintu kula kalaheen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Maxaas, halkaas oo Allaah uu halaag ba’an ku gaarsiiyay maleeshiyaadka Riddada.

Inka badan 200 oo murtadiin ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday camaliyaadkii Istish-haadiga ahaa ee saaka ay Mujaahidiintu ku weerareen saldhigyada murtadiinta ee degmada Maxaas, dhimashadu waa 87 xubnood oo isugu jira saraakiil ciidan iyo askar ka tirsanaa murtadiiinta halka dhaawacuna yahay 130 kale.

Hoos Ka Akhriso Bayyaanka Maktabka Warfaafinta.

“Iyadoo laga duulayo amarka Allaah ee ah in lala dagaalamo cadawgiisa, lana difaaco Diinta Islaamka, waxay ciidamada Mujaahidiintu saakay oo Arbaco ah hawgallo qorshaysan ka fuliyeen magaalada Maxaas ee Wilaayada Hiiraan. Hawgalladan oo ahaa camaliyaad istish-haadi ah, waxaa lala beegsaday saldhigyadii ugu waaweynaa ee ay deganaayeen maleeshiyaatka ridada ee loosoo abaabulay la dagaalanka ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayaatka Hiiraan iyo Galgaduud.

Camaliyaatka istish-haadiga ah ayaa lala beegsaday labo saldhig oo in muddo ah ay sirdoonka Mujaahidiintu sahan iyo kormeer joogta ah ku hayeen, lana xaqiijiyay inay yihiin halka ugu muhiimsan ee cadawgu iska soo abaabulo, ay joogaan ciidamada ugu badan, ayna yaallaan hubka iyo gaadiidka dagaal ee cadawga. Camaliyaatka ayaa Allaah fadligiis sidii loo qorsheeyay u beegsaday bartilmaameedkii loogu talagalay.

Khasaaraha hordhaca ah ee cadawga gaaray waa 87 dhimasho ah iyo 130 dhaawac ah, kuwaas oo iskugu jira saraakiil, ciidamo, iyo mooriyaan loo abaabulayay dagaalka looga soo horjeedo ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Sidoo kale waxaa camaliyaatka ku gubtay 13 kamid ah gaadiidka cadawga kuwaas oo u badnaa kuwa tiknikada loo yaqaano ee ay qoryaha waaweyn saaranyihiin.

Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay weerar ku qaadeen saldhiga maleeshiyada ridada ee tuulada Dudun-cad ee duleedka degmada Maxaas. Mujaahidiinta ayaa dagaal kooban kadib la wareegay tuulada, waxaana halkaas ka dhashay khasaare dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed oo soo gaaray cadawga.

Hawgallada Maxaas iyo deegaanada ku xeeran waxay cadayn u yihiin inaysan jirin goob ama deegaan uu cadawgu kaga dhuuman karo Mujaahidiinta, iyo in gacanta dheer ee ciidanka difaaca Shareecadu ay gaari karto goob walba oo kamid ah goobaha laga soo abaabulo hagardaamooyinka ka dhanka ah hirgelinta iyo ku dhaqanka Shareecada Islaamka.”

Halkan Ka Akhriso Bayyaanka Oo PDF Ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -11-6-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-06-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.

June 12, 2026
Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada