Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa saaka waxay weerar culus ku qaadeen saldhig ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ah kuleeyihiin deegaan lagu magacaabo Madhooy, oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha Soomaaliya.Weerarkan ayaa Allah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana goobta dagaalka lagu dilay 4 askari oo murtadiin ah, waxaana lagu soo qaniimeystay 4 qori oo mid ka mid ah uu PKM yahay.