Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Howlgallada Mujaahidiinta Ee Kenya Oo Hakiyay Mashruuca [LAPSSET].
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Howlgallada Mujaahidiinta Ee Kenya Oo Hakiyay Mashruuca [LAPSSET].

January 25, 2023

Laamaha ammaanka ee xukuumadda saliibiyadda ah ee Nairobi ayaa shaqaalaha ka howlgala mashruuca ballaaran ee loogu magac daray [Lapsset], ku wargaliyay inay joojiyaan mashruuca dhismaha waddada dheer ee dhismaheedu ka socdo Laamu oo ka mid ah dhulalka muslimiinta, balse ay Kenya xoogga ku haysato.

Saraakiisha dhanka ammaanka u qaabilsan Kenya waxay sheegeen in sababta ugu wayn ee loo joojiyay mashruucan uu yahay weerarada Mujaahidiinta, ee sida ba’an u naafeeyay saliibiyiinta Kenya iyo shaqaalaha ku howlan dhismahaan ballaaran ee ay Kenya ka dhisayso Laamu.

Wargayska the Star oo xogtan kasoo xigtay saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee ay Mujaahidiintu ka fuliyeen Laamu iyo Garisa, uu si wayn u naafeeyay mashruucan laguna dilay 14 xubnod gaadiid badana lagu gubay.

Mashruucan oo ahaa mid ballaaran kuna baxayaan dhaqaale aad u xooggan ayaa 1-dii Maarso 2011-kii lagu kala saxiixday heshiis ka dhacay Nairobi oo ah caasimadda Kenya, waxaana saxiixa heshiiskaasi goob joog u ahaa ra’iisul wasarihii xabashida Itoobiya Meles Zenawi iyo madaxweynihii hore ee Kenya Mwai Kibaki.

Heshiiska Kenya iyo Itoobiya ayaa dhigayay in la sameeyo waddo treen oo qayb ka ah mashruuca ballaaran ee Lapsset iskuna xirir doonta magaalada Laamu Iyo Addis Ababa, dekadda Mombaassa ayaana la qorsheeyay inay marin u noqoto dowladaha Itoobiya iyo Suudaanta koonfureed.

Ka hor inta uusan mashruucan billaaban waxay dowladda saliibiyadda ah ee Kenya qaaday duullaan ashahaada la dirinimo oo ka dhan ah Somalia October 16, 2011-kii ayayna ciidamadeedu kasoo tallaabeen sohdin beenaadka ay wadagaan Somalia iyo Kenya, kolkaas oo ay dadka Kenyaanku haysteen ammaan, waxayna gudaha usoo galeen wilaayaadka Gedo iyo Jubbooyinka, tan wixii markaas ka dambeeyay Kenya waxay baylaha u noqotay howlgallada Mujaahidiinta, waxaa xirmay dalxiiskii dalka sidoo kale waxaa xirmay mashaariicyo badan oo uu ugu dambeeyay midka Lapsset oo la sheegay in uu xirnaan doono inka badan 6 toddobaad oo xiriir ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-07-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-07-1444 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Jammaame.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Jammaame.

March 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-09-1447-Hijri

March 1, 2026
Daawo Weerarkii Lagu Laayay Saraakiisha Reer Galbeedka Iyo Maleeshiyaadka Axmed Madoobe.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Weerarkii Lagu Laayay Saraakiisha Reer Galbeedka Iyo Maleeshiyaadka Axmed Madoobe.

March 1, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada