Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Saldhigyada Kenya Ee NFD.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Saldhigyada Kenya Ee NFD.

February 5, 2023

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala gudaha waddanka Kenya waxay saacadihii lasoo dhaafay weeraro is xig-xiga oo toos ah ku qaadeen saldhigyada ciidamada kuffaarta Kenya ay ka deganyihiin deegaanno ka tirsan gobolka Mandheera oo ka mid ah dhulalka muslimiinta (NFD) ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.

Howlgallada oo ahaa kuwa is xig-xigay waxay Mujaahidiintu ku beegsadeen saldhigyada ciidanka saliibiyiinta Kenya ay ku leeyihiin deegaannada kala ah Dhamase oo dhaca duleedka degmada Lafeey, deegaanka Finnow oo hoostaga degmada Carabiyo, iyo degaanka Ilile oo hoostaga degmada Ceelqaalow oo ka wada tirsan gobalka Mandheera, waxaana jira khasaare soo gaaray saliibiyiinta.

Dhanka kale weerar hubeysan oo ay Mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga saliibiyiinta Kenya ee degmada Ceelqaalow ee gobalka Mandheera waxaa la xaqiijiyay inay ku dhaawacmeen 4 askari oo Keenyaan ah, waxaa sidoo kale gubatay mid ka mid ah teendhooyinka ciidamada saliibiyiinta Keya ugu tiilay xerada, ka gadaal markii xerada lagu garaacay garneellada garbaha laga tuuro.

Howlgalladan waxay qayb ka yihiin weerarada jihaadiga ah ee ay Mujaahidiintu ka wadaan deegaanada muslimiinta NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, dhowaan ayay ahayd markii howlgal ay Mujaahidiintu ka fuliyeen inta u dhaxayso deegaannada Ijaara iyo Boday ee gobalka Laamuu kaas oo lagu dilay 18 Saliibiyiin Kenyaan ah oo isugu jira askar iyo shaqaalo u shaqeynayay dowladda Kenya, halka sidoo kale howlgalkaasi lagu gubay 9 gaari oo isugu jira noocyada kala duwan ee gaadiidka.

Maalmo ka hor ayey aheed markii ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weerar kamiin ah oo ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Ijaara iyo Boday ku dileen 18 Saliibiyiin ah oo isugu jirta askar iyo shaqaalo dowladeed, Waxeyna Mujaahidiintu weerarkaas ku gubeen 9 gaari oo isugu jirta noocyada kala duwan ee gaadiidka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Dardaaranka Al-istish-haadi Nuur Maxamed Suleymaan Oo Ka Mid Ah Halyeeyadii Fuliyay Weerarkii Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -14-07-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada