Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xarakada Oo Bayyaan Kasoo Saartay Howlgalkii Lagu Dilay Saraakiisha CIA-da.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xarakada Oo Bayyaan Kasoo Saartay Howlgalkii Lagu Dilay Saraakiisha CIA-da.

February 8, 2023

Warsaxaafadeeed muhiim ah oo kasoo baxay maktabka warfaafinta Mujaahidiinta ayaa lagu faahfaahiyay howlgallo qorsheysan oo ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta ay ku khaarajiyeen saraakiil sar sare oo ka tirsanaa sirdoonka CIA-da ee dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka.

Bayyaanka kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in howlgalladan oo ahaa kuwa is xig-xigay ay si gaar ah u beegsadeen saraakiil sirdoon oo basaas u ahaa sirdoonka saliibiyiinta Maraykanka, laguna dilay murtadiinta kala ah Isxaaq Maxamed Xassan (Sandheere) iyo Mahad Afdheere oo ay in muddo ahba ku raadjoogeen Mujaahidiinta.

Warsaxaafadeedka Mujaahidiinta Oo Cinwaan Looga Dhigay {Hawlgallo Lagu Khaarijiyay Saraakiil U Shaqaynayay C.I.A}, ayaa u qornaa sida hoos ku xusan.

“17 Rajab 1444H (07 Febraayo 2023)– Iyadoo laga duulayo amarka Allaah ee ah in lala dagaalamo cadawgiisa, lana difaaco Diinta Islaamka, ciidamada Mujaahidiintu waxay caawa oo Arbaca ah hawlgallo qorshaysan ka fuliyeen Wilaayada Banaadir kuwaas oo lagu khaarijiyay labo sarkaal oo muhiim u ahaa kooxda ridada ah ee Soomaaliya iyo hay’adda sirdoonka Maraykanka ee loo yaqaano C.I.A.

Hawlgallada lagu beegsaday saraakiisha la shaqaynaysay C.I.A oo ka kala dhacay degmooyinka Hodan iyo Dharkenley ayaa waxaa lagu dilay Murtadiinta kala ah Isaaq Maxamad Xassan (Sandheere) iyo Mahad Afdheere Dalabey, kuwaas oo ahaa saraakiil ka tirsan kooxda ridada ah, si gaar ahna ula shaqeynayay sirdoonka Maraykanka. Isaaq Sandheere, wuxuu hore usoo noqday wasiir ku xigeenka waxa loogu yeero wasaarada amniga Jubaland, sidoo kalena wuxuu soo noqday wasiir dowlaha waxa loogu yeero wasaarada amniga Jubaland, wuxuuna sidoo kale ahaa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dawaaqiida ah ee maamulka Kismaayo.

Murtad Sandheere wuxuu kaloo ahaa sarkaalka ugu muhiimsan ee ka shaqeeya qorista iyo shaqaalaysiinta jawaasiista murtadiinta ah ee u basaasa Maraykanka, gaar ahaan Wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka. Murtad Sandheere ayaa shaqaalaysiiyay tobanaan jawaasiis ah, kuwaas intooda badan ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada Mujaahidiinta iyagoo ku gudajira hagardaamadii loo soo xilsaaray, waxaana dadka Muslimiinta ah ee ku baxay gacanta murtadkaan iyo jawaasiista uu shaqaalaysiiyay ka mid ahaa Sheekh Cabduqaadir Kumaandoos oo ay diyaaradaha saliibiyiinta Maraykanku ku duqeeyeen degmada Saakoow ee Wilaayada Jubooyinka.

Hawlgalka labaad ee ay caawa fiidkii Mujaahidiintu ka fuliyeen Magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodan, waxaa lagu khaarijiyay sarkaal murtad ah oo lagu magacaado Mahad Afdheere Dalabey, kaas oo si gaar ah uga tirsanaa waxa loogu yeero hay’adaha dambi-baarista ridada, ahaana jaasuus u shaqeeya sirdoonka saliibiyiinta Maraykanka, lana wadaagay xogaha dadka Muslimiinta ah.

Murtadiinta kala ah Isaaq Sandheere iyo Mahad Afdheere ayaa in muddo ah waxaa ku raad-joogay ciidamada Mujaahidiinta si looga abaal-mariyo gaalnimada ay ku dheceen iyo dhibaatada ay u geysteen shacabka Muslimiinta ah ee Soomalaiyeed, waxaana hawgallada caawa ka dhacay Muqdisho ee lagu khaarijiyay murtadiintaas u shaqaynaysay sirdoonada ridada iyo saliibiyiinta Maraykanka ay muujinayaan in saraakiisha ridada iyo mujrimiinta ashahaado la dirirka ah aysan marnaba ka baxasan karin ciqaabta Allaah, isla markaana gacanta dheer ee Mujaahidiintu, mar ay ahaataba, ay soo qaban doonto Insha-Allaah.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay u dagaallameysa dhawritaanka badqabka Ummadda Muslimka ah, hirgelinta Shareecada Islaamka iyo inay dhamaan dhulalka Muslimiinta ah ka xoreyso gaalada iyo murtadiinta dabadhilifka u ah. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay mar kale ku celinaysaa dalabkii ahaa in dadka Muslimiinta ah ay ka dheeraadaan saldhigyada, xarumaha iyo xafiisyada cadawgu ku leeyihiin degmooyinka iyo deegaanada ay xoogga uga haystaan ummada Soomaaliyeed ee Muslimka ah.

Waxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ballan ku qaaddeysaa inay sii wadi doonto Jihaadka ka dhanka ah isbahaysiga caalamiga ah ee saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda murtadiinta ah ilaa ay geyiga Soomaaliyeed ka saareyso cadowga hororka ah ee ku soo duuley, iyo illaa diinta dhamaanteed ay Allaah keliya u sugnaaneyso. Allaah, subxaanahu watacaalaa, wuxuu yiri:

وَقَاتِلُوهُمْ حَتَّى لَا تَكُونَ فِتْنَةٌ وَيَكُونَ الدِّينُ لِلَّهِ فَإِنِ انْتَهَوْا فَلَا عُدْوَانَ إِلَّا عَلَى الظَّالِمِينَ [البقرة:193]

Halkan Ka Akhriso Bayyaanka Oo PDF Ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-07-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-07-1444-Hijri.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada