Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xarakada Oo Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqii Maraykanka Ee Oodweyn.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xarakada Oo Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqii Maraykanka Ee Oodweyn.

September 7, 2023

Bayaankan oo ku qornaa luuqada English-ka, kana koobnaa laba bog ayaa kasoo baxay maktabka siyaasada iyo wilayaatka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Waxa lagu faahfaahiyey weerarkii wuxuushnimo ee diyaaradaha saliibiyiinta Mareykanka ka geysteen deegaanka Oodweyn ee wilaayada Islaamiga Galgaduud, halkaas oo lagu dilay ayeeyo 60 jir ah iyo shan caruur ah.

Bayaanka ayaa lagu yiri: “Iyadoo qeyb ka ah gaboodfaladii ugu dambeeyey ee saliibiyiinta Mareykanka ku hayeen Muslimiinta Soomaaliyeed, waxay saliibiyiinta AFRICOM weerar habeen dheelmad ah ku qaadeen tuulada Oodweyn ee wilaayada Galgaduud, halkaas oo ay ku dileen kuna afduubteen dad shacab ah oo aan waxba galabsan”

Bayaanka oo sii socda ayaa lagu sheegay in diyaaradaha saliibiyiinta ay duqeymo ka fuliyeen deegaanka, kadibna ciidamo katirsan cadowga ay kusoo degeen halkaas islamarkaana dileen lix ruux oo kala ah:

  1. Muscab Daahir Axmad oo saddex sano jir ah
  2. CabdiRaxmaan Daahir Axmad oo 4 sano jir ah
  3. Cabdi Mahad Daahir Axmad oo 5 sano jir ah
  4. Cabdi Qani Daahir Axmad oo 7 sano jir ah.
  5. Ikhlaas Axmad oo 7 sano jir ah
  6. Iyo Kaaho Takar Warsame oo 60 sano jir ah

Bayaanka kasoo baxay maktabka siyaasada iyo wilayaaatka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu xaqiijiyey in saliibiyiintu ay qaateen meydadka 5ta caruurta ah iyo ayeeyadooda si ay adduunka uga qariyaan gaboodfaladii ay geysteen.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa tacsi u dirtay ehelka iyo qaraabada dadka lagu dilay weerarkaas wuxuushnimo, waxayna sidoo kale fariimo kala duwan u jeedisay cadowgii isu soo baheystay fulinta weerarkaas ee isugu jira Murtadiinta iyo saliibiyiinta.

“Maleeshiyaatka Murtadiinta ah ee saliibiyiinta ku caawiyey falkan fuleynimada ah waxaan leenahay, ogaada falalka gurracan ee aad ku kaceysaan lama ilaabi doono lamana cafin doono. maanta waxaa ihaano iyo bahdil idinku filan inaad soo hor kacdaan saliibiyiinta kuna soo hogaamisaan guryaha iyo deegaanada dadkiina, islamarkaana aad ku kaalmeysaan gumaadka ay kula kacayaan hooyooyinkiina iyo caruurtiina. Ogaada murtadiinyahay, waa la idinkula xisaabtami doonaa falalkan aad ku kacdeen inta aad joogtaan dunida, waxaase taas kasii daran xisaabta idiin sugeysa maalinta aakhiro” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sidoo kale baaq u jeedisay qabaa’ilka Muslimiinta waxaana bayaanka lagu yiri: “Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay ugu baaqeysaa dhamaan qabaa’ilka Soomaaliyeed iyo wiilashooda inay meel uga soo wada jeestaan gaboodfalada Mareykanka, ayna garab istaagaan walaalahooda Mujaahidiinta. Ogaada maanta Mareykanku lama dagaalamayo Mujaahidiinta oo kaliya balse wuxuu dagaal kula jiraa diinta Islaamka iyo dhamaan dadka Muslimiinta ee aaminsan ku dhaqanka shareecada Islaamka, sidaas darteed waajib ayey nagu tahay inaan difaacano diinteena, dhulkeena, hantideena iyo sharafkeena” ayaa lagu yiri

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saliibiyiinta Mareykanka ku wargeliyey inay si degdeg ah kusoo celiyaan meydadka Muslimiinta ee ay qaateen si dadkaas Muslimiinta ee la dilay ay u heleen aas waafaqsan shareecada Islaamka oo xurmad leh.

Ugu dambeyntii, Bayaanka kasoo baxay maktabka siyaasada iyo wilaayaatka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Waxaa  lagu soo gabagabeeyey hanjabaad iyo goodi adag oo loo jeediyey saliibiyiinta Mareykanka waxaana lagu yiri: “Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay ballan qaadeysaa inay saliibiyiinta Mareykanka ka aargudi doonto dhibic walba oo dhiig Muslim ah oo ay daadiyeen, ayna sii wadi doonto difaacida cirdiga dadka muslimiinta ee la dulmiyey iyo la dagaalanka saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda Murtadiinta ilaa inta dhulalka Muslimiinta laga xoreynayo, shareecada Allaahna si dhameystiran dhulka looga hirgelinayo.

Allaah wuxuu yiri:

وَقَاتِلُوهُمْ حَتَّىٰ لَا تَكُونَ فِتْنَةٌ وَيَكُونَ الدِّينُ لِلَّهِ ۖ فَإِنِ انتَهَوْا فَلَا عُدْوَانَ إِلَّا عَلَى الظَّالِمِينَ

Halkan Ka Degso Bayaanka Oo PFD Ah.

Ama Hoos Ka Akhriso.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Sh Kabakutukade Oo Ka Hadlay Weerarkii Lagula Wareegay Nuur-dugle.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -23-02-1445-Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada