Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso+Akhriso Bayaanka Mujaahidiinta Ee Lagu Bogaadiyay Howlgalka Duufaanta.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso+Akhriso Bayaanka Mujaahidiinta Ee Lagu Bogaadiyay Howlgalka Duufaanta.

October 11, 2023

Mu’assasada warbaahineed ee Al-kataaib ayaa baahisay bayaan muhiim ah oo kasoo baxay Hoggaanka Sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaasoo ciwaan looga dhigay “ hambalyada iyo bogaadinta Qazwada barakeysan ee Duufaanta Al-Aqsaa”, oo markii ugu horeysay Mujaahidiinta bariga Afrika kaga hadleen howlgalka ka socda dhulka la heysto ee Falastiin.

Horudhaca bayaanka hoggaanka mujaahidiinta waxaa lagu yiri “ Waxaa mahad iska leh Allaah Cazza Wajalla oo kitaabkiisa ku yiri: (وَإِذْ تَأَذَّنَ رَبُّكَ لَيَبْعَثَنَّ عَلَيْهِمْ إِلَىٰ يَوْمِ الْقِيَامَةِ مَن يَسُومُهُمْ سُوءَ الْعَذَابِ ۗ)

Naxariis iyo nabad geliyana Nabi Muxammad korkiisa ha ahaato, kaasoo yiri “ waxaan jecleystay in Allaa dartii la ii dilo, kadibna la isoo nooleeyo, kadibna la Idilo, kadibna la isoo nooleeyo, kadibna la idilo”.

“Intaas kadib, Waxaa ina soo gaaray wacdaraha howlgalka Duufaanta Al-Aqsaa, oo ay la socdaan takbiirta, tahniyadda iyo hambalyada, noomana cuntanto – mowqifkan guusha weyn laga gaaray Yahuudda uu Allaah u carooday, murugada iyo dulligana u kulantay Yahuudda iyo walaalahooda Saliibiyiinta- inaan dib uga dhacno  inaan walaalaheena Mujaahidiinta Filastiin u hambalyeyno, uguna tahniyadeyno qazwadan bishaarada xambaarsan, oo aan salaan u dirno dhamaan geesiyaasha, halyeeyada iyo Muraabidiinta ribaadka kaga jira dhulka barakeysan, dhamaantoodana waxaan ku leenahay: Alle kheyr ha idin kaga abaalmariyo umadda Islaamka, hana idin kaga mahad noqdo Jihaadka iyo howsha wanaagsan ee aad qabateen, waxaad shaafiseen quluubta mu’miniinta,  Muslimiinta meel weliba oo ay joogaanna waxay ku farxeen inaad gacanta la gaarteen oo aad ka qisaasteen Sahaayanada mujrimiinta ah, islamarkaana dhadhansiiseen cadaab xanuun badan, maadaama gacmahooda quurnka ah ay sanado badan ku geysteen xadgudub iyo collaad” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay hoggaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Bayaanka oo sii socda waxaa lagu yiri “ Inagoo daawaneyna falcelinnada caalamiga ee qazwada Duufaanta Al-Aqsaa, waxaan aragnaa sida ay Saliibiyiinta Maraykanka, Yurub iyo dhul kasta oo uu Saliibka ka taaganyahay, Asnaamtana lagu caabudo,  isugu raaceen taageerada Yahuudda xadgudubka badan, iyo in fal-dembiyeed laga dhigo qazwada halyeynimada leh ee sharafta badan, argagaxiso iyo xagjirinimana lagu shaabadeeyo, waana dhaqan ay had iyo goor leeyihiin in iska dhicinta cadowga horarka ah ku tilmaamaan argagaxisinimo, Jihaad kasta iyo iska caabin weliba oo lala galo gumeystayaashana, xagjirnimo ku sheegaan. Mowqifkan ay isku raaceen xukuumadaha iyo dowladaha gaalada ee ah in la taageero Yahuudda, ayaana cadeyn muuqata u ah in kufrigu yahay hal diin, murugtoodana ay farxadeena tahay, farxadeenana ay murugtooda tahay. Reer galbeedka gaalada ah iyo rabiibadooda loogu yeeray Israaiil marnaba ma fileynin iney la kulmi doonaan darbadan gilgishey kayaankooda dhiciska ah, ee ay ka dhiseen dhulka muslimka ah ee Falastiin mudda hadda laga joogo 75 sano, islamarkaana ku garab taagnaayeen kolonyo taageero xiriir ah iyo tanan maalgelin aan xadidneyn, ugu dambeyntiina Camaliyadda Duufaanta Al-Aqsaa ayaa fadeexeysay, banaankana soo dhigtay dacfiga iyo taag darida kayaankan.

Halkan Ka Degso Bayaanka Oo Dhamaystiran Oo Ku Qoran Luuqadda Carabiga.

Halkan Ka Dhagayso Bayaanka Oo Dhamaystiran.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/10/Bayaanka-XMSH.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Yahuudda Oo 60% Duqaymaha Qaza Ku Beegsatay Haweenka Iyo Caruurta {Warbixin}.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-03-1445-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-04-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-04-1447 Hijri.

October 12, 2025
Suudaan Iyo Eritrea Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ka Careysiin Doona Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Suudaan Iyo Eritrea Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ka Careysiin Doona Itoobiya.

October 12, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)

October 12, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)

October 12, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)

October 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada