Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Askar Looga Dilay Yugaandha Oo Ka Dhacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Looga Dilay Yugaandha Oo Ka Dhacay Sh/hoose.

November 12, 2023

Tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga ciidamada kuffaarta Yugaandha ee deegaanka Buur-colow oo ah deegaan hoostaga degmada Baraawe ee wilaayada Sh/hoose, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal in muddo ah socday oo u dhaxeeyay ciidamada mujaahidiinta iyo saliibiyiinta.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan barakaysan lagu dilay ugu yaraan 2 askari oo ka tirsanaa ciidamada saliibiyiinta Yugaandha ee duullaanka saliibiga ah ku jooga qaybo ka mid ah Soomaaliya, halka sidoo kale lagu dhaawacay askari kale oo ka mid ah kuffaarta.

Dhanka kale waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen saldhigga ciidamada saliibiyiinta Uganda ee degmada Qoryooley, faahfaahin dheeraad ah lagama helin khasaaraha dhashay weerarkan maadaama uu weerarku dhacay xilli habeen ah.

Geesta kale waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal xooggan ku qaadeen saldhig ciidan oo maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin deegaanka Qaam-qaam ee hoostaga magaalada Kismaayo.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-04-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-04-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-11-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-11-1446 Hijri.

May 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)

May 13, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -15-11-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -15-11-1446-Hijri.

May 13, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)

May 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)

May 11, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)

May 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)

May 8, 2025

Sawirro

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

April 16, 2025
Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.

April 16, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.

April 16, 2025
Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.

April 10, 2025
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.

April 1, 2025
Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.

March 31, 2025
Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.

March 30, 2025
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.

March 30, 2025
Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.

March 30, 2025
Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.

March 30, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada

Notifications